Saalax

Somaliland region guurtii

Recommended Posts

Saalax   

:D

 

They also added 3 white people into the electoral commission for next Somaliland region elections to make sure there is no internal fighting and arguments.
image.png.5b300baf3f7159c1a10223910113d7e7.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninkaan daljiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya waaye. To Muuse Marqaan, guurtida wuu uga sareeyaa oo wuu caabudaa.

Xoog ayuu ku aqbaleen wuxuu hordhigay Muuse Muqayil iyo kuwii ka soo horjeeday.

Quote

Mucaaridka iyo Muuse Biixi ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo xal looga gaarayay khilaafka sii xoogeystay ee doorashooyinka.

Kulankaasi oo muddo saacadaha ah qaatay ayaa waxa lagaga wada-hadlay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday ee arrimaha doorashooyinka, isla markaana labada dhinac ay u damin lahaayen xiisada.

Waxaana kulankaasi door weyn ku lahaa qabsoomida, oo qeybna ka ahaa Wafdi uu hogaaminayey Nicolas Berlanga oo ka socday Midowga yurub, kuwaasi oo labada dhinac cadaadis xoogan ku saaray in xal kama dambeysa ah laga gaaro khilaafkaasi.

Cadaadis xoogan waa kistii yareyd jaad ku gadan jiray Muuse Marqaanweyne in laga joojin doono hadduu ogalaan waxa la hordhigay. Maan.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.