Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo daah-furtay shir looga hadlayo cudurka Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay calaamadaha lagu yaqaano cudurka iyo siyaabaha lagu kala qaado, iyada oo sidoo kale la isku weeydaarsanayo fikrado ku aadan sida looga hortagi karo.

Wasaaradda caafimaadka oo kaashaneysa mida gaadiidka & duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale shalay garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho ka bilowdey baaris lagu sameynayo dadka ka soo degaya garoonka.

Sidoo kale hoose ayaad ka arki kartaa sida loo kala qaado iyo astaamaha lagu yaqaan oo shirka lagu soo bandhigey.

1122

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this