Deeq A. Posted January 19, 2020 Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa, kadib warqad uu soo saaray. Sidoo kale xildhibaanada cusub ee Galmudug oo xubnaha guddi laga soo dhex xulay ayaa sidoo kale ansixiyey. Guddiga oo ka kooban 13 xubnood ayaa wuxuu ka shaqeyn doonaa qaban qaabada doorashada, isagoo looga fadhiyo inuu deg deg ku soo bandhigo jadwalka doorashada. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites