Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyeyaasha Xisbiyadda Mucaarad Ee WADDANI iyo UCID Kullan Gaar Ah La Yeeshay Safiirka Dawladda Ingriiska U Qaabilsan Arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyayaasha 2da Xisbi Mucaarad Ee WADDANI iyo UCID C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” Iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan khaas ah kula yeeshay Safiirka Dawladda Ingriiska u qaabilsan Arimaha Somaliland iyo Somalia Ambassador, Ben Fender iyo Wakiilka Dawladda Somaliland Ee Arimaha Igriiska Mr. Stuart Brown.

20200116_183652.jpg

Kullan ayaa ku soo afmeermay Jawi degan iyado waxa ugu weyn ee laga wada hadlayna aheyd sidii dalkan doorasho uga dhici laheyd 2020 taas oo bulshadda Somaliland iyo Beesha Caalamka u arkaan iney dalkan iyo dadkanba dan u tahay balse aaney xukumadda KULMIYE diyaar u aheyn

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this