Saalax

Caare the man who killed over 150 Somalilanders was given $4 million

Recommended Posts

Saalax   

What happened to "arrested" and "surrender"  to "qisaas" :D .  Sources are saying he brought his troops south of Karin (hence the premature celebration).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somaliland region went from "he is criminal, we  will kill him"  to paying him $4 million. :D

 

 

 

Deg Deg "Caare Waa Danbiile Qaran Oo Dilal Ka Gaystay Sanaag "Taliye Nuux Taani.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The new method: kill secessionists and get paid but someone will try to celebrate it as a victory.  :D

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
4 hours ago, Tallaabo said:

Adiga wax makusoo gaadheen mise tacabkaagii wuu khasaaray

Woow, Talaabo, waa rageedii. Walee meel xun baad kaga soo baxdey oo waliba si xarago leh ayaad u "dhafoor-jebisey"...🤣 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
11 hours ago, Oodweyne said:

Woow, Talaabo, waa rageedii. Walee meel xun baad kaga soo baxdey oo waliba si xarago leh ayaad u "dhafoor-jebisey"...🤣 

Waan ku salaamay mundane Oodweyne. Dee ninkani olole ayuu in badan ku jiray markaa waxaan is idhi kolay marduuf jaad ahna a ahaatee wuxuun ayaa la siin but I guess I was wrong. If I was him would rather do a voluntary job in my local charity shop. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
On 1/3/2020 at 4:00 AM, Tallaabo said:

Waan ku salaamay mundane Oodweyne. Dee ninkani olole ayuu in badan ku jiray markaa waxaan is idhi kolay marduuf jaad ahna a ahaatee wuxuun ayaa la siin but I guess I was wrong. If I was him would rather do a voluntary job in my local charity shop.

Tallaabo,

Waan kaa qaadey, saaxiib. Ana salaan sare iga gudoon markaaga. Runtii waan u khajili jirey Ina Gumeedkan "sheekatada" ah. Oo waan ogaa in Col. Caare arintiisu aaney meel fog jirin. Oo "Duriyaddu" ay iskaga iman doonto arrinkaas.

Waana dad gob ah oo wax wada dhistey. Isla markaana "xididada" isku xidhaa ay meel dheer oo gunta hoose ah ay iskaga tolan yihiin ama ay iskaga seeteysan yihiin. Dhib ama wax kastana taariikhdoodii ay isla soo mareen ilaa iyo 1960-kii ku cabira. Gaar ahaan haddii dhibaato dhex timaado. Mana ah dad u diyaar in ay waxa ay soo wada dhisteen ilaa iyo 1991 ay nin cadhoodey dartiis u dumiyaan.

Sidaa-daraateed, haddii uu ahaan lahaa nin kasoo jeeda reerka uu halkan ka sheegan jirey taas ayuu garan lahaa. Laakiin, "sheegato", isku xoqeysa dad aanu dhaqan aqoon, oo gaar ahaan aanu aqoonin waxa ay isugu soo joogsadaan, ama ay dadkaasu xeeriyaan, oo aanu taas gareynin, waa laka yaabaa in uu is yidhaahdo Col. Caare oo "cadho" kaga baxay Somaliland ayaa noqon doona "dubihii" Somaliland lagu burburin lahaa.

Wakaas aqliga ninkaasi aaminsanaa. Waa laga yabaa in "Ina F-aqash Farmaajo" oo aan waxba ka aqoon "duriyadda", in uu isaguna taas aaminsanaa isla markaana lacag badan oo xad-dhaaf ah ku bixiyey arintaas.

Hase-ahaatee, waxa qudha ee aan ogahay waa in si kasta oo "duriyaddu" isu qabato wax aan dhaceyn waa in wixii aan soo dhiseynay ilaa 1991 in loo dumiyo lacag iyo riyadda Ina F-aqash qurbaha kasoo shaqo tagay oo Villa Somalia fadhiya iyo ujeedadiisa guracan ee siyaasadeed. Waana taas sababta keentay in arintan lasoo afmeero. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.