Sign in to follow this  
Deeq A.

Wakalada Biyaha burco Oo Hagar Daamo Ugaysatay Bulshada iyo Moganaanta Xukumada Madaxwayne Biixi .

Recommended Posts

Deeq A.   

Wakalada Biyaha burco Oo Hagar Daamo Ugaysatay Bulshada iyo Moganaanta Xukumada Madaxwayne Biixi .

Wakalada Biyaha burco Oo Noqotay Dhiig Miirato Bulshada U  Naxayn iyo Moganaanta Xukumada Madaxwayne Biixi .

Markaad maqasho magalada burco waxa mas gaxdada ku soo dhacaaya inay hodan ku tahay biyaha waana gobolka ugu badan ee biyo macan laga helo togdheer .

Wakalada biyaha burco ayaa iyadu u qaabilsan dhanka soo saarka iyo waliba haqab tirka biyaha waxayna bulshada burco u daba fadhiistaan dhanka biyaha wakalada biyaha burco oo uu hada mareeeye ka yahay cabdixakiin maxamed oo hada mamula wakaladaasi waxan iska soo daba dhacayey mudooyinkii u danbeeyey cabashooyin warbaahinta soo gaadhayey  taas oo ku aadan habka loo mamulayo biyaha burco iyo waliba dhanka dhaqalaha oo lagu kordhiyey bulshada mid qaadi kara iyo mid aaan qaadi karinba .

Hore waxay  wakaladu  u qaadi jirtay halkii meter cup 8000 oo Somaliland shilin ah halka iminkana uu yahay 11000 slnd shilling .

Wakalada biyaha burco ayaa iyadu mamusha lacagta ama dakhliga soo gala wakaladaasi  waxana sexeexa leh hadba mareyaha jooga iyo waliba kuxigeenkiisa .

Bishiiba waxa soo gala lacag ku dhaw 2 bilion ilaa 3 bilion oo slnd shiilig ah oo ay mamusho wakaladu oo aan wali lays waydiin halka ay marto iyo waliba sida ay ku baxdo .

Sidoo kale shaqalaha ka shaqeeya ayaa gaadhaya 230 qof .

Marka aad eegto shaqalaha ka shaqeeya iyo waliba dakhliga soo gala iyo waliba dakhliga ku bixi karaya  ayaa ah kaaf iyo kala dheeri .

Waxa kale oo jira $ 250 000  kun oo dolller oo ay ka qaateen dawlada dhexe baankuna u fududeeyey intii uu haystay mamulkan cusub .

Hadaba bulshada burco ayaa sanadkan  lagu kordhiyey lacag gaadhaysa 5 milion oo slnd shilig ah walina aan la cadayn sida loo mamulayo iyo waliba halka ay ku baxayso .

Sikastaba ha ahatee bulshada burco ayaa ka war sugaysa wasiirka cusub ee dhawaaan madaxwaynaha Somaliland uu u magacaabay wasarada biyaha Somaliland maxamed muuse diiriye

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this