Sign in to follow this  
Qac Qaac

Qac baro addition to ilmo baro.

Recommended Posts

Qac Qaac   

hello all, to all my friends in here, and especially to all my haters in here. this is a notification to tell u all that Qac Qaac is back and will be participating from now on. he is back to take his thrown, and to join or to become the bigest supporter for Baro family aka Baranbaro family, or those of u who are the edlers in here would say ilmo baro.

 

special thanks to Feebaro, Boolbaro, and shoobaro.

 

p.s. Boolbaro my friend i am back, could to see u too. but where is caramel Kisses man. since that girl's farewell, things were not the same for Qac qaac.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Adoooooooooogaaaaaaaaa benyaaaaaaaaaaaaaaaaa!!!!

 

waraa qalbixanuun aa ku haayo waa kuu jeedaa atoore. Juxa aa noo joogto unuka bandar aan jiifnaa.

 

Qacbaro ina faadumo fiikoli wlc yaaqee.

CK waa tagti warkeed haku daayo. Iyada iyo admin see isku kuuraayeen weeba isku sanifeen. Admin weydii meesha as geeye CK, ma laqyi,ma rinjiyeeyi,maku rogsadi,bada maas kusoo yumbiye...Admin aa meeshaan kaaba laadar ke eh isaga ka ag dhawoow wili gaab gaabee ah ugaga ag dhawoow.

 

Qacbaro..kani xagee lageenaa..

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

timirtii horeba dab loo waa, feebara iyo shoobaraa loo tabar la'aa, Qacbaro aa soo dhacay baynaka cawdu fawqal caqli minal jaajuum yaa shurbad,

 

waraa ariiroow coming soontaada aaba na dishay, welcome bak sxb yaakheey, unuka abaay caramel bareeg ay qaadatay, juxa aa booskeed ku jirto oo bood boodkeed batay sidii bataati bislaaday been been ay nagu dishay buy one get free one ay ani ii feebara naga dhigtay, sidii lax bugle qabta aa la moodaa bidhaanteed markay baazuko wadato,ariirtaas waa ka qeelshay ani.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

my baron-kids. its my duty to care for stray cats and dancin rabbits, and jumping bunnies :D

 

qacqaac, wlc back walaalkiis. sorry for yr broken heart. there are couple of cures, bt first is good ice cream, and cakes. tell me yr favs.

 

yaa rabi, ani qacqaac waa ka cabsadaa.... we started at the wrong feet. and we still walkin on that hot bacaaaaaaad.

 

xasal qeer insha allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Juxa qac qaacaan haduu ahaa kii hore waan ku fiiqi lahaa mar hole, sidii bataatada uu boolbaro sheegayo. walaakiini waan caqliyeestay, aragti dheer leh na waan yeeshay, karooto badan na waan cunay. feebarona feebaradiisa aa jiro igu ridday, kan kalana boolbarahiisa aa sanboor igu riday, shoobarona showgiisa aa lalabo igu dhilay. marka juxa, waxaan maqlay CK.. positionkeeda aad qaadatay, marka waan in aan arkaa resumekaaga. i can't give that position to immature ppl like some ppl... anyways ma ahaa ii fadhiya koob shaah aan soo qaatee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Qacbaro qacbush qalooliyoo kadaba qulqul waraa abaay juxa saas maa usoo dhaweesay qoorsagaaro aaba ku biloowday qeylada ka yareey gabadha baaba Qacbaro qooleey lee waaye adina qudunquute aa tahay qoortiis dheertahay, feebara haku maqlo, waraa shimee la imaahee geedkaas Qacbaro madaxa uuba na xanuujiyee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Waraa Qac baro geesi ma liico waaye, ee yuu kuu diligiin ee is ilaali, macalinka, boolbarahana iska yaree nooh, maxaa nuurad miyaa umalaysay bahalka reer baadiyo yoho.

 

feeebarana buujimatul ladii, aan ku ciyaaraa, yaakale haray marka meesha kaabe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar maxuu kan booto caato eh la soogal yey meesha. Yarka Qac la dhaho ani i gabdareeso.heeee ima taqaanid waraa ani ciridka aan kugu socodsiinaa runtii. Sabaxada aan dadka lakaco wili masoo bixin.

 

Intaa majo ari lasoo gashid meesha ayaa booto tiibisho ku dhacday lasoo galee meesha!!

 

Aniga la ima gabdareesto iska jir hadii kale adoo shaash xiran ayaa is arkee waraa.

 

wareer badanaa redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

lol adoo shaash xiran, maxaa qajac aa ka dhigtaa dadka miyaa adi waraa. Boolbaro ninkaan fiiri nooh, shaash saar, bidix laa fiyeed iyo waxaas uu meesha keenay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

feebara faankuulo ii Qacbaro qaaxuub waraada maxaa waaye shaashka, yaa buufka laga tumooyaa, ma soo gali karaa buuf tumoowga, waa ka qeeb galaa anoo sidii subxaanyo niikinooyo dhakac dhakac, ayantaan buuf maku istaagin, danbaab badanaa warada naga taga tuurtiin u sheega.

 

shoobaro ya arkay, kas shurbad cabboow ii shito aamoow maka dhargo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

whatever i do, i can never get it right :mad:

qacqaac all i said was wlc and tried to make ya feel better. blimeeeeeeeeeeeeeeeeeey.

there aint pleasant word from this dude :(

 

and why do i need inaan CK dhaxlo. i take what i want. capische, rules of heritance never applied to me. i see, i want, i take it. no thnx to nobody! do ya hear me, noboooooooooooodhy.

 

boolbaro thnx for da noble deed of defending what u call my qooleey neck. sadly i dont appreciate the sentiment, irish brew kan lagu walaaqo aan babis kaaga dhigaa mardane minii qooleey i dhahdid.

 

duuuuuuh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

boolbaro, am just across the channel wah! £19 oneway kuu soo quuraa minii meel joogi waysid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

abaay ba, the get together of Juxa & boolbaro. that would be something.

 

Juxa macaantiis maxaa adi kaa xanaajiyay, gardaradaada iyo gartaadaba waa gar, marka duqda irish brewga laqabso boolbaro iskana baashaal nooh, inta aa lagu bal balin.

 

abaydiis ani dhib iyo qaxar iyo dagaal marabo, ani nabad aan rabaa, laakiin lowlaa aa faraha ila shoogashid, waa ku dilaa walaahi, waa oohee walaahi, ilka jajab maca digir.

 

p.s. waraa galabta bugle aa la dheelaa, boolbaro, shoobaro, feebaro, 6pm show up at bashiir lugay bacaad. ok. bye all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooooooooooool@bashiir lugeey bacaad.......ajaaaaaaaaaja waraa warkaas xagee ka keentay.

 

Qacbaro ma hilmaantay bugle waagaan dhagaxa kuugu qarin jiray.lol..laakiin I will be their. Shoobaro iska daa kaas bugleh maxuu ka ciyaaraa asaaba bugle camal u sameysan.aaaaaaaaaaaaaaaa. shuba hada........... :D

 

wareer badanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this