Sign in to follow this  
Deeq A.

“Ganacsatadu Waa Laf Dhabarta Horumarka Dalka, Danyarta Waa Inay U Tudhaan, Dawladduna Iyaga Waa Inay U Tudho…” Guddoomiye Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasibad ballaadhan oo Shirkadda Sompower ku qabatay Magaaladda Hargeysa. Munaasibadan oo lagu soo daah-furayey Mashruuca tamarta laydhka ee laga dhaliyo cad-ceeda oo ku kacay lacag dhan 20 Malyan Oo dollar ayaa hadal u ka jeediyey guddoomiyuhu ku sheegay kaalinta ay ganacsadu ugu jirto horumarka dalka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this