Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaada Webiga Jubba

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Webiga Jubba ayaa sameeyay fatahaad ay ka dhasheen dhibaatooyinka dhinaca nolosha ah, sidda la sheegay.

Daadadka ayaa si gaar ah wuxuu u sameeyay beeraha, taas oo waxyeelo u geysatay dalaga oo ay ku tiirsan yihiin qoysas badan.

Sidda laga soo xigtay dadweynaha, waxaa jirta cabsi kale oo ku saabsan in Webiga uu ku fataho degaano kale oo ay ku jirto magaaladda Baardheere.

Shacabka ay haleeshay dhibaatadan ayaa ka codsaday dowladda iyo maamulka Jubbaland in uu lasoo gaaro gurmad degdeg ah.

Fatahaada Webiga ayaa ka dambeysay markii rooban mahiigaan ah ay saacadihii lasoo dhaafay ka da’een gobolada Jubooyinka.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/10/Jubba.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this