Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaad La’aan Maanta Ka Dhacday Somaliland Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Banaan baxyadda ka dhacaya deegaanadda Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sababay inuu hakad gallo qaadkii loo iib keeni jiray magaalooyinka Somaliland.

Wararka ayaa sheegaya inay beeralayda Oromada ee dalkaasi ay hakad galiyeen iibinta qaadka, dadweynaha reer Hargeysa ayaa ka hadlay arrintan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this