Deeq A. Posted October 23, 2019 Maanta waxaa kulan caadi yeelan doona xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Akhriso Agendaha: Akhrinta 1aad Axdiga ilalinta Hanti- Dhaqameedka Xiliyadda Colaada 2. Akhrinta 1aaad ee ka mid noqoshada Hay’ada Damaanad qaadka Maalgashiga Darafyada badan 3. Akhrinta 2aad H/S Istaatistikada Qaranka Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites