Sign in to follow this  
Deeq A.

Galka Baadhista: 50 Sanno Kadib Afgambigii October 21, 1969

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaan Barnaamijka Galka Baadhista ee idaacadda VOA-da oo toddobaadkan ku saabsan 50 guuradii kasoo wareegtay afgambigii Soomaaliya ka dhacay October 21, 1969-kii ee dowladdii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ay xukunka kula wareegtay. Barnaamijka waxa uu dib loogu eegayaa sida uu ku yimid afgambigaas, iyo dowladihii ka horreeyey dowladdii militari. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this