Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheikh Shaakir oo magacaabay Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali xassan oo ka tirsan hoggaanka Ahusunna ayaa magacaabay Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka dowlad goboleedka Gamudug oo ka kooban 11 xubnood.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa hore u magacowday Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka Galmudug kaasi oo ay ka horyimaadeen Hoggaanka Ahlusunna iyo musharrixiinta u tarmaya xilka madaxtinimada Galmudug.

SHAAKIR.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Sheikh Shaakir oo magacaabay Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka Galmudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this