Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqorka Cusub Ee Japan Oo La Caleemo-Saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Japan)-Boqorka cusub ee dalka Japan Naruhito ayaa xalay la caleemo-saaray, xafladaasi oo ay kasoo qeyb galeen madax iyo wafuud ka kala socda caalamka.

Naruhito-caleemo-saar-01.jpg

Naruhito ayaa xilka kala wareegay Aabbihii Akihito oo bishii May ee sanadkan xilka ka degay, wuxuuna Boqorka cusub uu noqonayaa hogaamiyihii 126aad ee Boqortooyada Japan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this