Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Magaalada Boorama Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Qoondada Haweenka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay shirweynaha hirgelinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

73130239_2444871412293364_46583724675537

Madaxweyne ku-xigeenka oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, madaxda gobolka iyo madax ka socotay hay’adaha kala duwan ee qaranka, ayaa shirweynahan lagu gorfaynayo sidii haweenka loogu samayn lahaa kooto gaar ah oo ay ku yeeshaan goleyaasha kala duwan ee qaranka, waxana uu tilmaamay in xukuumadda ay ka go’an tahay hirgelinta qoondada haweenka, si loo hirgeliyo jawi ay haweenku si furan dhexdooda ugu tartami lahaayeen xilal gaar loogu xidha

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this