Sign in to follow this  
Maaddeey

Weriye Daandurreey Khamiirka Toronto

Recommended Posts

Maaddeey   

Xalay Somali VOA, waxaa laga wareystay Weriye Daandurreey oo fasax kaga soo noqday Toronto, markii la warsaday wixii ugu xiisaha badnaana wuxuu ku jawaabay: "WAXAA YAALLA MACSARADII, WAXAA YAALLA KHAMIIRKII (MUUFADA).. ani waxa leen mooday in STREATHAM lee waxaas laga helo; haddaba reer Torono ha nooga sheekeeyeen Maqaayadaha alaab-alaabtaas laga helo! haddii sawirro lagu soo deri karo waa reey leheyd.

 

Haye, yaa bilaabaayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Runtiis waaye qamiir iyo cajiinka waa laga helaa, oo dukaamo isku xayirsiinaayo arkaaye. Laakiin maqaayad laga helo ma arkin. Haa muufo iyo calooleey haddaa rabtidba waaka helee maqaayadahaas.

 

Muxuu kale ka sheegay Koronto? Was it his first time? Dadka first time imaado wey la dhacaan meeshaan, inay dib ugu noqdaan meeshee ka imaadeen ma jecla. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this