Sign in to follow this  
Deeq A.

Shanta Golaha Sare Ee Somaliland Iyo Kacaanka Ka Curtay Gayigeena

Recommended Posts

Deeq A.   

GolahaTawradaSomaliland5-300x300.jpg

Madaxweyna, Taliyah ciidanka, Gudoomiyaha Maxkamada sare Wasiirk Labada wasaaradood (Wasaarada maaliyada Iyo qorshaynta) Iyo wasiirka warfaafinta, xubno isku HAL beel ah ka soo wada jeeda.

Abidkeed hore umay dhicin tan Iyo intii ay Somaliland jirtay arintani oo kale.

 

Hada aan kuwada nasano Codkii macaanaa ee Xasan Adan Samatar Iyo heestii golaha tawradee Sare.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this