Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Camel Milk in UK

Recommended Posts

Alla haa dee ,, caano geelu dheeman way ka qaalisan yihiin sidaas darteed waa inay kuu xisaabsan yihiin ,,,,

 

Laakiin adiga dhiil kele waa laguu helayaa ,, ha ka werwerin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tanaad   

Jaalle JBaro ma ogayn inay sidaas caano geel qaali u yihiin kow dheh laakiin fikrad wanaagsan ayaan kuu hayaa.

halkan waxaa ka buuxa geeljirayaal iyo waayeello badan markaa caanaha geela xaggan u soo *** waan ka iibinayaa faa iidadane waan qaybsanynaa.

maxay kula tahay arrintaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alla caano geel aa oo dhay ahbaa? unbeleivable, i craved them when i was walac, can anyone tell me where 2 find them so i can stock them for next time insha Allah.

 

I miss the freshly pressed one back home oo xoorta lahaa, i even miss the backed ones in UAE.

 

I shal move to UK

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this