Sign in to follow this  
macalimuu

NO Female Genital Mutilation ! No More FGM

Recommended Posts

http://www.midnimo.com/Dec/25_12_c_yuusuf_oo_ku_sii_jeedo_dalal_crab.htm

 

Sheekh Yuusuf Indha-Cadde oo Ka Mamnuucay Gobolka Shabeelaha Hoose Gudniinka Fircooniga ah

 

Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa guud ahaan laga Mamnuucay Gudniinka Fircooniga ah ee Sanadihii la soo dhaafay dadka Soomaaliyed la farayay in ay iska ilaaliyan Gudniinkan oo Qatar ku ah Gabdhaha Soomaaliyed jirkooda.

 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cadde) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Mamnuuc ka yahay Gobolka Shabeelaha Hoose Gudniinka Fircooniga ah, isagoo ugu baaqay dadka Soomaaliyed in ay iska ilaaliyan in ay gabdhaha lagula kaco Gudniinka Fircooniga ah.

 

Mr Indha-Cadde oo ka qeybgalay Xaflad lagu xusayay Maalinta Carruurta soomaaliyed oo ku began 24 Bishan ayuu caddeeyay in Gudniinka Dumarka uu yahay Suni,sidaas darted ma jiro meel lagu sheegay oo ka mid ah Kitaabada in Gudniinka Fircooniga ah jiro iyo in kale, wuxuuna ka codsaday dadweynaha Soomaaliyed in ay iska joojiyan gudniinka Fircooniga.

 

Inta badan dalka soomaaliya waxay caada ka dhigteen in Gabdhaha lagu sameeyo Gudniinka Fircooniga, iyadoo dhaawac gabadha soo gaaro uu sabab u noqon karo in meesha ka baxo Dareemaha Dumarka.

 

http://www.midnimo.com/Dec/25_12_c_yuusuf_oo_ku_sii_jeedo_dalal_crab.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this