Sign in to follow this  
Maaddeey

Cimri deg-deg...

Recommended Posts

Maaddeey   

Bismillaah-ir- Raxmaani, Balaayaa ku xijaaban!.

 

Dadka waxaa ku abuuran negi (cimiri dherer, joogitaan) jacayl, oo iney kumanaan kun oo sano iska noolaadaan way rabaan, oo qofku siduu caafimaadkiisa u koontaroolayo & wax walba oo u suurtagelinaya inuu sii joogo ayaad ka garan kartaa!. Haddana wuxuu aad u jecelyahay wixii inuu dhinto sabab u nqoon lahaa, sida in waqtigu deg-deg u dhamaado!; tusaale waxa mar dhow dhamaaday Ramadaan oo dadka waxay jeclaayeen in dhaqsi Ciidda loo gaaro, sidaas oo kale weekend'iga waa la dhararaa & maalmaha fasaxa, in shaqada & 'dawaam'='working hours'keedu ciyoow dhamaadaan aad baa loo jecelyahay, intaas oo dhanna waxay horseedayaan cimri deg-deggeenna, oo waxay ka go'ayaan maalmihii yaraa ee Alle noogu tala galay inaan noolaanno!.

 

Jaahilnimadeenna sow ka mid ma aha in aan jeclaanno wixii cimrigeenna dedejinaayey, innagoo cimri dhererna rabna?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this