Sign in to follow this  
Deeq A.

Lafta Gareen oo magacaabay masuuliyiin cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed [Lafta Gareen] ayaa magacaabay masuuliyiin cusub.

Xubnaha uu magacaabay magacaabay Lafta Gareen ayaa kala ah; Gudoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose iyo Gudoomiyaha Gudiga shalaha Rayidka.

Ibraahim Aadan Najax ayaa laga dhigay gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeellaha Hoose, halka Ibrahim Macalin Ali loo magacaabay Gudoomiyaha Gudigaasi.

Hoos ka akhriso wareegtooyinka

No photo description available.

No photo description available.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this