Deeq A. Posted January 8, 2019 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Raāiisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Dani. āWaxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani.Waxaan Alle uga baryayaa in uu u fududeeyo masāuuliyadda loo igmaday. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Shacabka iyo Masuuliyiinta Puntland ugu baaqay inay la shaqeeyaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdulaahi Dani. āShacabka & masāuuliyiinta Puntland waxaan ugu baaqayaa in lala shaqeeyo madaxwayne Siciidā. Saciid Cabdulaahi Dani ayaa ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha Puntland ee ka maanta ka dhacday Garowe, isagoo Wareega Sedexaad helay 35-cod. The post XFS Oo hambalyeysay Madaxweynaha Puntland appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites