Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Ka Hor Timid Ceyrinta Nicholas Haysom

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland ayaa ka soo horjeedsatay go’aankii ay dawladda federaalka Soomaaliya ay dalka uga saartay ergeyga  xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom.

War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegan in go’aanka ay qaadatay dawladda federaalka Soomaaliya aanu khusayn Somaliland.

Halkan Ka Akhriso Go’aanka:

goaan.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this