Sign in to follow this  
Deeq A.

P/land Oo deegaanadeeda ka mamnuucday madaxda DFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh. M. Network )-Guddiga amniga doorashada Puntland ayaa maanta soo saaray go’aan ay deegaanada maamulkaasi ka mamnuucayaan shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya.

War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in inta ay ka dhaceyso doorashada Puntland aysan deegaanada maamulkaasi tagi karin xubno ka socda dowladda Soomaaliya.

Halkan hoose ka Akhriso:-

Baaq-225x300.jpg

The post P/land Oo deegaanadeeda ka mamnuucday madaxda DFS appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this