Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG Qarax Kale oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax Labaad oo aad u xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa.

Qaraxa labaad ayaa ka dhacay agagaarka Daljirka Dahsoon, waxaana uu daqiiqado ka dambeeyay qaraxii koowaad ee dhacay.

La soco faahfaahinta.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this