Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Muqdishop ( Sh.M.Network):-Sida Goob Joogayaal Shabelle u xaqiijiyeen waxaa Caawa Qarax uu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay Gaari walxaha Qarxo ay ku hilan yihiin kaas oo Darawalkii waday uu uga cararay Kontrol ku yaalla Isgoyska Dabka.

Lama Oga Khasaaraha ka dhashay weerarkaasi , waxaana meesha wax ka dhaceen lagu arkayaa Gaadiidka Ambalaasta.

Wariyayaasha Shabelle ayaa u kuur galaya sida wax u dhaceen , annagoo idiinla soo socodsiin doona hadba wixii ku soo kordha weerarkaasi.

The post Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho. appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this