Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaarado Duqaymo Ku Laaayay Caruur Dalka Afghanistan

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-Kapul)Ugu yaraan 20 ruux oo shacab ah oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa ku dhimatay duqaymo ka dhacay gudaha dalka Afghanistan gaar ahaan gobolka lagu magacaabo Kunar.

84996E4D-E48B-498F-8918-C00496551507.jpe

Sida ay sheegeen masuuliyiinta dowlada Afghanistan bartilmaamydka weerarkan ayaa ahaa Taliyaha ciidamada dalka Afghanistan Sharif Mawiya.

Dowlada Afghanistan Sidookale waxa ay sheektay in duqaymihii ugu danbeeyay ay labirtilmaamayd sanayeen kooxda Taliban ay ku dileen dhowr kamid hogaamiyaasha ururkaas.

Sida laga soo xiganayo qaramada midoobe weeraradi dhacay sagaalkii bilood ee ugu danbeeyay oo ay sida wada jirka ah u fulinayeen dowlada Afghanistan iyo tan mareykanka ayaa waxaa ku dhintay shacab gaaraya 313 ruux halka ayadoona sidookale ay ku dhaawacmeen dad gaaray 336 ruux taas oo 39 boqolkiiba kabadan markii loo eego sanadkii lasoo dhaafay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this