Deeq A. Posted December 16, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha ka soo horjeeda Mooshinka Madaxweynaha ayaa baaq u dirtay guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya. Ubax Tahliil Warsame ayaa ka codsatay guddoomiyaha Golaha Shacabka in uu furo kulamadii BFS, si cod loogu qaado Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Farmaajo. Waxaana ay tilmaamtay in isku kalsoon yihiin, ayna diyaar u yihiin in Cod Baarlamaan lagu kala baxo. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/xxx.mp3 The post Ubax Tahliil “Waa in Cod loo qaado Mooshinka Madaxweynaha” appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites