Deeq A. Posted December 13, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Guddiga doorashadda Koonfur Galbeed ayaa soo saarey Jadwal cusub oo ku saabsan coddeynta dowlad goboleedka loo loo balamay 19-ka bishaan. Sida laga soo xigtay war qoraal ah oo uu Guddigu soo saarey, 16-ka iyo 17-ka bishaan December, waxaa qabsoomi doonto hadal-jeedinta murashaxiinta. Intaasi waxaa dheeri, bayaanka lagu shaaciyay in 18-ka bishaan oo ah maalin kahor xilliga ay qabsoomeyso, waxaa tababar loo qaban doonaa Xilldhibaanadda Gollaha Wakiiladda ee dowlad goboleedkaan. Hoos ka akhriso war qoraalka ah The post Guddiga doorashada Koonfur Galbeed soo saarey Jadwal cusub appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites