Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta lagu wadaa inuu qabsoomo kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, kadib markii ay horay kulamada u baaqdeen ilaa 3 jeer sababo la xiriiray khilaafka kala dirista guddiga maaliyadda.

Ajendaha kulanka maanta ee golaha shacabka waxaa lagu sheegay akhtinta 3aad ee hindise sharciyeedka Mashruuca Liiltirka.

Waxaa dib loo dhigay xal ka gaarista go’aankii kala dirista guddiga maaliyadda ee golaha shacabka.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this