Saalax

Muuse Bixi humiliated by the Suldaan of Ceerigaabo: "Ceerigaabo is a Somali region"

Recommended Posts

Deg Deg Daawo Video:Suldaan Ku Bahdilay Muuse Biixi Ceerigaabo.

 

 

Deg Deg Daawo Video:Suldaan Ku Bahdilay Muuse Biixi Ceerigaabo. Suldaan Muuse Biixi Hortiisa kaga dhawaaqey in Ceerigaabo Gobol soomaliyeed yahay,Dadka ku soo dhaweeyayna Somali yihiin
 

 

 

https://qarannews.com/suldaan-muuse-biixi-hortiisa-kaga-dhawaaqey-in-ceerigaabo-gobol-soomaliyeed-yahaydadka-ku-soo-dhaweeyayna-somali-yihiin/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaab iyo Amakaag oo Sheegatoow, gobolka Sanaag ma in Canfari degan tahay baad moodi jirtay? Annagaa ku leh Sanaag Somaali baa leh oo degan Dee!  Afsomaliga si fiican u soo baro horta. 

Goboladda Somaliland oo dhan waa dhul Somaaliyeed waxana degan dad Soomaliyeed.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 minutes ago, Barwaaqo said:

Yaab iyo Amakaag oo Sheegatoow, gobolka Sanaag ma in Canfari degan tahay baad moodi jirtay? Annagaa ku leh Sanaag Somaali baa leh oo degan Dee!  Afsomaliga si fiican u soo baro horta. 

Goboladda Somaliland oo dhan waa dhul Somaaliyeed waxana degan dad Soomaliyeed.

 

Magan ba uu tahay Somali oo dhaan.  :D  The old man humiliated Muuse Bixi and showed him secessionist nonsense is not approved in Erigavo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 minutes ago, Barwaaqo said:

Sheegato orod oo shaqo kale doono cardkaagii Ey aa cunay’e

What happened to "wiil Addis ku dhashay wuxu iga dhowyahay wiil ku dhashay Xamar" so suddenly secessionists love other Somalis?  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caanteyn borobogandadaasi miyey maydhi /dhaqi  kartaa Sinjigayga  Somalinnimo ee sabaan  ka sabaan soo jirteenka ah? Sheegato shaqo kale raadso baan ku idhi dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 minutes ago, Barwaaqo said:

Caanteyn borobogandadaasi miyey maydhi /dhaqi  kartaa Singigayga  Somalinnimo ee sabaan  ka sabaan soo jirteenka ah? Sheegato shaqo kale raadso baan ku idhi dee.

Ceerigaabo is a Somali reigon.  :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Saalax said:

Deg Deg Daawo Video:Suldaan Ku Bahdilay Muuse Biixi Ceerigaabo.

 

 

Deg Deg Daawo Video:Suldaan Ku Bahdilay Muuse Biixi Ceerigaabo. Suldaan Muuse Biixi Hortiisa kaga dhawaaqey in Ceerigaabo Gobol soomaliyeed yahay,Dadka ku soo dhaweeyayna Somali yihiin
 

 

 

https://qarannews.com/suldaan-muuse-biixi-hortiisa-kaga-dhawaaqey-in-ceerigaabo-gobol-soomaliyeed-yahaydadka-ku-soo-dhaweeyayna-somali-yihiin/

Halkan ka daawo jawaabtii uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu Jawaabay hadalkii Suldaanka.   

“Somaliland lagu xaman maayo magaca soomaaliyeed bay diideysaa Soomaalinnimaaan ku faaneynaa, islaamkana annagaa ku faaneyna, diintana annagaa u gurmaneyna, wanaag baanu dooneynaa, qofkii shar wadoow waxaanu leenahay sharkaaga naga daa..” 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ofcourse  we are Somalis  we are even more Somali than the kooonfurians. Soomali makes sense to Somaliland  over 35 percent of the south is not even ethnic somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 minutes ago, Che -Guevara said:

You gotta love Salaax,

Maad koobka indho adayga gudoonsiisid hadaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Che -Guevara said:

You gotta love Salaax,

 

At 0.14 they beg the Suldaan to say Somaliland instead.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cerigaabo is indeed a Somali city, and not an Oromo, Habesha or Afar town. 

Why is this news? 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now