Deeq A. Posted November 20, 2018 Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa sameysay xil ka qaadis iyo sidoo kale xil magacaabis. Wareegto kasoo baxday wasaaraddan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Xuseen Cismaan Cali oo ahaa guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Hiiraan. Sidoo kale waxaa xilka laga qaaday C/xakiin Maxamuud Xasan oo ahaa xoghayihii dowladda hoose ee B/weyne. Halkaan hoose ka akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites