Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Funny Somali Names (MenWomen)

Recommended Posts

LOL@ "Ma maqlin oday Somali ah galbeedka ku nool baa xaajiyadiisa afka ka dhunkatay."

 

good one che, and we posted at the same time, this definitely calls for a shake and a toast all at once

 

PS:KK, aniga maba ogi waxa aan ku qoslaayo, you did after all make me sound like I get around. Its like I am SOL's own C_ _l G_ _ L or something, acudii billaah, ee maxaa waaye sheekada hada wadid, aniga aaba igu soo noqoday sida neph raaxada keega qaadeysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by -:

LoooooooooooL@Ayeeyo, you had me laughing. I was thinking of Lazy when I said that, not my ayeeyo.

War heedhe war new eh nig dheh, Layzie KK aan ka yarahay mee kaa dhaadhacsiisay? Ale uunbaa kaweyn iyada...Ilkeheeda boloka ah kama fahmin...looooool...

 

LAYZIEEEEEEEEEEEEEE, alcoholics anonymous makuu wacaa...Laakiin you still have hope hadaa Ben & Jerry's (may I say - CIYAAL MAAMO waaxid)...Ani laakiin Couvoisier iyo Hennessy markaa gaartid lee isla sheekeysaneenaa...Horta Moet hadaa taabatidna, horay lee ii sii dhaaf...Then you'll defniately know...Ok ok let me stop here before I incriminate myslef...looooooooooool...

 

this definitely calls for a shake and a toast all at once

Walee dab yar ma shideysid...Yaah, adaabo fakad ehee maa ii sheegtid...I know CHE inaa kadhimeey kadhim isla dheeshiine...

 

Kadhimeey kadhim, KOOW

Kadhimeey kadhim, LABO

Strawberry cake gone... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I will toast that Lazy.

 

 

KK......Hadee intaas jidho dee Alxamdulilah. She get wisdom and experience. Who could beat that :D

 

Walee dab yar ma shideysid...Yaah, adaabo fakad ehee maa ii sheegtid...I know CHE inaa kadhimeey kadhim isla dheeshiine...

 

Kadhimeey kadhim, KOOW

Kadhimeey kadhim, LABO

Strawberry cake gone... [big Grin]

LoooooooooooooL....That bring back memories. You should see Nacash Nacashta iyo Dhaantada saan u ciyaarno, and all at the same time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^War iga tag ani Dhaanto ma dheelin waligeey...Ayeeyooyinkaa aa arooyada ka dheeli jiray...

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@wisdom & experience...Maxaa ka wadaa experience? I await for the answer...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Disappointed ayeeyo. Hadaad dhaanto dheelin ma,adaa wax arkey. Ciyaal xaafad igu noqotay.

 

Maxaa ka wadaa experience? I await for the answer...

That's for Lazy to know, and for Che to experience, I mean experience it really good :D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maan, ruwaayadii Nuur Jeyte [Eebba ha u naxariistee], Siyatoom iyo Awkuuku jilaayaan soo xasuustay.

 

Nuur Jeyte [Eebba janadiis haka waraabiyee] asagoo magacyadaan hoos ku qoran aqrinaayo in that clip of Iskoolka Maxaa'iga'galay:

 

Faadumo Shiirtooy

Xuseen Xamxam

Xasan Xiimaaye

Xaliimo Xaax

Xaawo Xuux

Cali Cambuulo

Khadiijo Gorgoro

Maryan Mishibiyeeri

Kaltuun Kal'iyo'mooyo

Luul Burjiko

Shamso Shaah'iga'dhiib

Shukri Maafiyo

Maxamed Makarooni

Fardowso Biyamaleh

Max'ed Bulkeeti

Farxiyo Meeshii'aawey

Sacdiyo Xili'iga'dheh

Khadro Qalbiweyn

Jaamac Jilib

Saciido Fiinaale

Faarax Musbaar

Cibaado Caadiyoos

Qamar Qaalawaqiila

Cibaado Caadiyoos

Qamar Qaalawaqiila

Nasra Ani'miyaa'aboo

Farxiyo Fiikoli

Faa'isa Gadaaluweyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

^Anaa ciyaal xaafad weeyn...

 

Bas bas, adi waxaan ogahaa ku haayo, allaha kaa jabiyo...

Waxii ihaaya hadaad ogtahay daawo ma sheegtido

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by -:

^^All drugs weren't recommended at all. I need more hands-on remedy by a special doctor.Of course all applicable fees will be paid
:D;)

Daawo umabahnid markaas, You need wax kale adeer & i cant help you smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this