Deeq A. Posted October 25, 2018 Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa maanta abaar-marinta nabadda ee sanadka ama “peace Maker of the year” guddoonsiiyey madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo akhrinayey sababata uu ku muteystay ayaa sheegay nabadeynta Galkacyo iyo heshiiskii taariikhiga ahaa ee Galmudug iyo Ahlu-sunna. Xaaf ayaa sidoo kale waxaa loo magacaabay guddoomiye ku-xigeenka golaha iskaashiga dowlad goboleedka ee muddada soo socota. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites