Deeq A. Posted October 21, 2018 Sida lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa xilkii lagaga qaaday guddoomiyihii degmada Baladweyne. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Cali Caadle ayaa xilka guddoomiyaha magaalada Baladweyne ka qaaday Maxamed Cismaan Qallaafoow, isagoo u magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim(Foodcadde). Dhowaan ayay ahayd markii guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cabdullaahi Sufuroow xilka laga xayuubiyay loona magacaabay Yuusuf Axmed Dabageed. HOOS KA AKHRISO: Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites