Sign in to follow this  
Nationalist

Pictures of rough trip to Tsunami struck Raas Haafuun, northeast Somalia

Recommended Posts

Xaafuun waa meel ku fiican in la dego ,,, from now on qof kasta oo raba inuu camirto way u furan tahay ,,, especially dadka debedaha deggan oo ka heli kara dhamaan wixii ay u baahan yihiin sida Internet, telephones, free appartments and so on ,,,,, nalku kama damo 24 hrs isla markaana waxa ay leedahay high way yada ugu waaweyn caalamka ,,,,,

 

Waan idinku soo dhowaynayaa Alle u baahne iyo Raula inaad soo degtaan Xaafuun ,,

 

This is Jacaylbaro reporting from Xaafuun, Somalia. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^wargeysigaaga wale waxaa mooda iney wax ka maqanyihin...talow maxey aheed icon_razz.gif:D

 

Orgi :D haa taasa roon :D laakin camanka haiska buujin ;) waad uu bahnaan dontaaye ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^uu sheeg sxb...

laftigiis mayareysto..lagama yaqaano dabakafuulka (tanboy)C/Yusuf qorigiisana ka horeeya icon_razz.gif:D kidding. ok Iam seriously kidding now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta xaafuun hadeey leedahay Makiinada Cajiinka shiido aad bey u fiicnaan laheyd sababtoo ah Raula oo galab walba Cajiin dooneysa ayaan inta dhexda u fariisto baan inta wax ku aqriyo bey badda ila gali laheyd. Markeey cideeda is weeydiiyaana waxaa la dhihi lahaa war ka samra gabadhiina waxay raacday ninkii Badlibaaxa ahaa. :D

 

Waxaan kaloo sameen lahaa intaan meesha jamalada ah dhexdooda galo ayaan dadka raba ineey bada ku dabaashaan dharkooda kurti ka qarin lahaa, hadhoowna wax caawinaayo intaan iska dhigo baan leeyahay war kaalay anaa idiin raadinaayo laakiin hadaan helo waa inaad ii mahadcelisaan oo aad xaafidiina shaah iiga shubtaan habeen walbana ila qososhaan. :D

 

Raula, where is Bender Beyla, I couldn't locate it in my map! :confused: I am afraid you making that up, loooooooooooooooooool :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^bal amuurtaan eega. war hedhe horta cidaaheena cajiin shidoow iyo caleemaba makarsano magarte :D dad dharkoodana laga qarsanayaayo ciyaal xamar baa lagu ogaa (unfortunately i have never been to those parts-thank god..anoo suuqa kuu xaragoonayo baa googarada laiga siiban lahaye icon_razz.gif:D )

 

u betta get some contacts over xaafun ASAP ee boos cariish kuu carbuunaan mandhow :D

 

Bandar Beyla is a shore town south of Xaafun-maybe be you should check old maps for verifications really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alle ubaahne i take back the asylum i gave you earlier you are going to be deported as soon as you are seen there pal.Bander bayla is near hafuun and iskushuban

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaad ii ceyrineeysaa walaaloow. Soo kama baqdid intaan raula dhegta wax ugu sheego ineey sharci daganaansho iyo full permit isiiso, hadhowna ey kugu dhacdo "walaashaa iskuma hubtide seedigaa ha isku xumeen".

 

Been alaa caayee, meesha xaafuun la yiraahdo waa tahay meel sharci iyo permit culus loo sameeyo. Caku iyo meesha quruxbadnideeda! Aloow yaa inta Villa kala xiran ka dhista galabtii markeey tahay caruurta inta soo wadatid oo hortaada isku ceyrsanayaan, adiga iyo xaaskana cago cadaan xeebta ku lugeynaya oo boolo boolooyinka iyo hirka biyaha bada agteena heebaabayaan, xaaskuna sheeko macaan inteey kuugu tuurto leedahay ka waran waagii aan mareykan joognay oo SOL forum-keeda isku baraneenay!

 

Iga daa ha igu soo qaadine, walee xaafuuneey kuma daayo intaa noolahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Hadaan ku taaganahay wadadii saxda aheyd, ee bal ina adeeroow caloomo qoyan wax uun igu soo dhaweeya markaan aqalka iyo nawaaxiga xaafuun soo galo. Waa ogtahay koley marti baan idiin ahee intaan xaafuun joogo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this