Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Shirkii Maalgashiga Oo Furmay Iyo Shiinaha Oo Ballan-qaad U Sameeyay Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay martigelinayso magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha.

Dhanka kale, Madaxweynaha Shiinaha Xi ayaa ka hadlay sida dowladdiisu uga  go’an tahay maalgashi ay ku sameeyaan Afrika, islamarkaana shaaciyay in dhaqaale gaaraya 60 Million oo dollar ay ugu yabooheen.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/09/WAR-FARMAAJO-IYO-SHIINAHA-03-09-2018.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this