Sign in to follow this  
Deeq A.

S/land Oo sii deysay wasiiro ka tirsanaa maamulkii DDSI

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta shaaciyay in ay dib xuriyadooda u heleen laba wasiir oo ka tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.

Ibraahim Aadan Mahad Ibraahim Sacad Wasiirkii Waxbarashada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Cabdi Jamaal Axmed Qaloombi oo ahaa Wasiirkii Cadaaladda ee Ismaamulkaasi ayaa 21-kii bishan lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland.

S/land ayaa mas’uuliyiintaasi ku eedeysay in ay si sharci daro ah ku soo galeen, ugana dhoofayeen Garoonka diyaardaha Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Balse Soomaaliland ma cadeyn sababaha rasmiga ee ka dambeeyay sii deynta Wasiiradaasi.

The post S/land Oo sii deysay wasiiro ka tirsanaa maamulkii DDSI appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this