Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kill two birds with one stone

Recommended Posts

Waxaa jeclaa markuu madaxweynaha booqashada ku tagay Eritareeya inuu soo maro Jabuuti, una sheego inaynan wax isbadal ah jirin iyo inuu heshiisiiyo Jabuuti iyo Eritareeya. Anyway, it is better now than never. I hope madaxweynaha heshiis waaro dhex dhigo Eritareeya iyo Jabuuti. Rabi ha u garab galo.

_______________________

Muhiimad caynkee ah ayey leedahay booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Jabuuti?

Waxaa lagu wadaa in maanta dalka Jabuuti ay booqasho rasmi ah uga bilaaban doonto Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Farmaajo waxa uu kulan la yeelan doonaa dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, si ay uga wada xaajoodaan madmadowga dhawaantan soo kala dhexgalay xiriirka dublumaasiyadeed ee labada dal.

Dabayaaqadii bishii July ayey aheyd markii uu Madaxweyne Farmaajo booqasho ku tegay dalka Eritrea, middaas oo dowladda Jabuuti ay si kulul uga soo horjeesatay hadal ay sheegtay in Farmaajo uu ku taageeray in Eritrea laga qaado cunaqabatayntii saarnayd tan iyo sannadkii 2009.

Haddaba si aannu arrintan u falanqeyno ayaa waxaannu studio-yaheenna ku casuunnay Dr Ibraahim Faarax Bursaliid, oo u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare oo marka hore waydiiyay, muhiimadda ay leedahay booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Jabuuti?

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

I  doubt the amisom bunker representetive has the guts ' the political authority and the political might to be an arbitrator in the djbouti Eritrean conflict. First the tigrayan dictator is very hard headed and he got the blessing of the UAE.  The  tigrayan dictator is being used by the Emirates to influence Mogadishu in their geopolitical war in Mogadishu with the qataris and Turks  The red line for djibouti is Eritrea must be under sanctions it's a policy  ismaciil Omar geele won't change. And it's true the masiixi dictator sponsors terrorism and he should be punished for that afewerqi is a weird dictator who sponsors  jihadists in the horn 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Jabuuti

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta ay u ambabaxaan dalka Jabuuti.

Wafiga Madaxweynaha ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay ka duulaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in safarka Madaxweynuhu uu ku qotoma xoojinta xiriirka soo jireenka ee labada dal, horumarinta iskaashiga iyo wada jirka labada dowladood.

“Booqashadan inta lagu guda jiro, Madaxweynuhu waxa uu la kulmi doonaa dhiggiisa dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadli doonaan  xiriirka xoogan ee u dhaxeeya labada waddan iyo labada shacab ee walaalaha ah iyo sidii loo xaqiijin lahaa danaha wada jirka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti,” ayuu yiri agaasime Cabdinuur.

Sidoo kale, Madaxda Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa iska xog wareysan doona xaaladda guud ee Geeska Afrika iyo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab , maadaama Jabuuti ay qeyb ka tahay howlgalka Nabad- Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Safarkan ayaa ku soo aadaya, xilli dhawaan dowladda Jabuuti ay si weyn uga xumaatay hadal uu Madaxweyne Farmaajo ka sheegay magaalada Asmara, kaas oo ku aadanaa in cunaqabeetna hubka laga qaado dowladda Eritrea oo uu Jabuuti kala dhexeeyo muran dhinaca dhulka ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:

I  doubt the amisom bunker representetive has the guts ' the political authority and the political might to be an arbitrator in the djbouti Eritrean conflict. First the tigrayan dictator is very hard headed and he got the blessing of the UAE.  The  tigrayan dictator is being used by the Emirates to influence Mogadishu in their geopolitical war in Mogadishu with the qataris and Turks  The red line for djibouti is Eritrea must be under sanctions it's a policy  ismaciil Omar geele won't change. And it's true the masiixi dictator sponsors terrorism and he should be punished for that 

Waligaaba calaacal wad. Intaa marqaanka ku jirtiin tuuladii yareyd ayaa lagu kala kici doonaa meesha. Iska quuriya oo hurda and keep dreaming negative results for Soomaaliya.

Isbadal weyn ayaa ka jiro dalalka ku hareersan Soomaaliya, marka Soomaaliya wey ka faa'ideysaneysaa, unlike certain marqaanliyaal aqoonsi raadinaaye gabalka meesha ugu dhacay, their only wish being balaayo inay ku dhacdo dalkooda iyo dadkooda oo aanan la hormarin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Negative results Somalia  has been negative since the demise of the late dictators removals or did you live on planet mars since 1991.. Imikana  waxad nooga dhigaysa failmaajo oo gaal xabashi aah u  niikinaya war wanaagsan. Tuulade yar ma magaalada hargeysa, ka sharaf badan kana weyn bulaacadihina koonfurta ku yaala eeh waddamada amisom ku saxaroodan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why would we have nightmare about a country we dissolved our cancerous union with nearly 30 years ago. Who also are the most failed state of the entire world.  Dad iyo duul jira toona Somalia maha. Binaadanka sidooduna uma noola side xawayaankana uma noola a bit in the  twilight zone I  guess.  Keep begging x abashis to restore your dignity  koley damiir idin ma hadhin marna adoon saan madow oo santu ku dhegtey. Oo sankisa labba bakhaar madoodid oo kuwi ina idaan laha leeg. Marna qoti xun gaala madow ah bari oo ciidan weydiso iyo kalmo. Kulaha itoobiya ayaa maalgelinaysa 4 ports in walanweynistan. And the koonfurians were clapping. Marna  na gaal xun oo tigray ah ilaahay iyo nebgisa ka  goay oo  kaso hadhay asxuubul fiilki habaarna. Gacanta  hoos dhigo ileen dawarsi state baad Tihin eh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina cumar geele is unhappy he didn't welcome Failmaajo at the airport dowlad Jesus the mamasan kingdom of Djibouti they feel betrayed and this is a strong indication  that geele will have strong words with the amisom representetive  from the Ugandan protectorate  to support Djibouti stance and stand with Djibouti unconditionally  in Somali solidarity I know koonfurians don't know the essence of what Somali isu hiilisu means in the poltical sense. Because  they all  use foreign entities to cancel each other and are morally and ethically corrupt the leaders of the koonfurians.  We shall see how this story develops as  a famous scholar once said  Somaalinimo died in Mogadishu and the south. And we see it today mar tigray loo niikiyo iyo mar  gaala madow loo niikiyo ama Mar yuweri musafaniin caloosha looga ciyaaro the Swahili  Dance way ku deysey

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Your  right  on the money .ismaciil cumar geele has invested allot diplomatic capital and military support  to the failed state of Somalia. I don't really blame him his  lifeline is the djibouti port business  shut that down and the man  has some military bases he rents out to foreign power not much human capital I can understand. That  when Somaliland is recognized and has a full fledged  say in regional  eastern African affairs he feels threatend  poltically and economically he put all his egs in one basket the demolition crew from suuqa bakaaraha but they are an utterfailure . He has the right to protect his national interest but so do we.  We stand with him shoulder to shoulder against the tigrayan dictator and all of that  brotherly ties but that's about  it for now. Let's see if he can  convince Failmaajo  to support  Djibouti I doubt  the cheeseman of the uganda  bunker has allot of political weight in the region or in igad  but it's mere symbolic 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The biggest blunder geele made was really axmed abiye the Fresh Prince of the galla nation this he didnt expect he didnt expect the tigray tigrinya people can reconcile over badme. He didn't saw that coming.   And also  how he treated qatar though qatar had other interest he should have taken a neutral stance since he was beefing with Abu Dhabi and was in a court case dilemma.  I think the man he made allot miscalculation I think he should 're learn how to play chess. When it comes to geopolitcs. He is now very vulnerable strategically. Asmara is on the rise the  xabashis are now in good terms. And UAE has a long stick. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.