galbeedi

Here is the real and original anthem of the flag sang by Ustaad Ahmed Naaji

Recommended Posts

galbeedi   

Let me repeat , " Soomaaliyey Toosoo" is not he the national anthem song.

Toosoo, sang by Qasim Hilawle was African resistance song. If you read some of the lyrics such as " Ikhtiyaar nin loo diidoo la adoonsadaan Ahaye" roughly means, " I am an slaved who were denied freedom"

It was just easy song for some and Kacaanka chose later years.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally wrote, sang and music by father of Somali music Cabdilahi Qarshe'. Ninkii u Farmaajo sida khaldan magaciisa u yidhi. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Allah ha kuu Naxariisto C/laahi qarshe.

Certainly he left a great legacy. He was the original walaalaha Hargeisa of late fifties.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Calan karaamadi laga qaaday oo wax meaning'a lahayn.

 Calan dadka badankoodu ciil u sitan.                                        

Calan beel soomaaliyeed Ethiopia iyo kenya ka gaday.            

Calan shanta soomaali isha ku haysay oo reer ku kufsaday. 

Calan maanta weysada inu kaa jabiyo ku dhow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is an interview taariikhi ah, Xudeydi iyo Cabdilahi Qarshe. Usdaad Xudeydi oo ka mid ah  tiirarka Fanka Somalida, halkan wuxu ka yidhi macalinkaygi igu yidhi soo iibso Cuudka oo casharkii ugu horeeyay ii dhigay waa Cabdilahi Qarshe. 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.