Duufaan Posted July 7, 2018 https://www.caasimada.net/xog-maxaa-ka-jira-in-al-shabaabkii-ka-dhex-dagaalamay-oto-oto-ay-baxsadeen/ I remember the last time they were found one of the army officers home after killing many people in a hotel. Unless you solve the mystery and dismantle the network you are going to have innocent people killed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 7, 2018 Mahad Salad was too quick to respond. The interior minister and family members did not go to walk today. He wants that the security forces(ciidanka xasilinta moqdisho) gone. http://www.dayniiile.com/xildhibaan-mahad-salaad-oo-dhaliilay-laamaha-amniga-kana-tacsiyeey-qaraxii-maanta/. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 8, 2018 DF oo caawa xabsi dhigtay saraakiil lagu tuhmayo ku lug lahaanshaha weerarkii Otto Otto Muqdisho (Caasimada Online) – War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in caawa Xabsi la dhigay Saraakiil ka tirsan Hay’adaha amaanka dowlada Somalia. Saraakiisha caawa xabsiga la dhigay oo tirro ahaan lagu sheegay 14 Sarkaal ayaa lagu tuhunsan yahay inay kaalin weyn ka qaaten weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Otto Otto oo ay degan yihiin Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo tan amniga. Saraakiisha la xiray ayaa la xaqiijiyay inay taliyayaal ka ahaayeen Koontoroolada laga soo galay Xaruntii la weeraray iyo waddooyinka ay soo mareen gaadiidka loo adeegsaday ismiidaaminta. Saraakiisha caawa u hoyday Xabsiga ayaa maamuli jiray Isgoosyo ay kamid yihiin Dabka iyo tan ka timaada degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir,waxa ayna isugu jiraan Boolis iyo Nabadsugid. Waxaa ku jira Saraakiisha la xiray kuwo maamuli jiray barahakoontarool ee Isgooska Bakaaraha kuwaa oo la sheegay in lagala sii dardaarmay gaadiidka ismiidaamiyay. Saraakiisha xiran qaarkood ayaa lagu helay cadeymo kadib markii la dhageystay Teleefanada ay sida gaarka ah u isticmaalayeen. Sidoo kale, Amaraka lagu xiray Saraakiisha ayaa waxaa bixiyay Wasiirka Amniga Qaranka Ducaalle oo tan iyo markii uu dhacay Qaraxa hayay baaritaan. Geesta kale, Xariga Saraakiisha ayaa imaanaya 24 Saacadood kadib weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee shalay lagu qaaday Xarumaha Wasaaradda Amniga iyo Gudaha oo ku taalla Otta Otta ee Magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 8, 2018 A man-made problem 14 innocent people were killed and many more were wounded. For anyone involved it is the cost of doing business. and maintaining the status quo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ifiye Posted July 8, 2018 Afhayeenki dowladda inuu soo bandhigo sawiraddi Shabaabka latoogtay balantu aheeyd aaway . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 9, 2018 At least they arrested some people this time but they have to face the justice. Mohad Salad will ask their release no time. Quote Share this post Link to post Share on other sites