Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Cawaale


  1. ^Diinta cid walba si bay uga ganaacsataa, kan wuxuu doortay in uu xoogaa qadaadiic ah ku helo, qaar baah jago iyo jaah ay u galay, ninna reerka ha raayo uun bay ka tahay.

     

    Isku soo uriiri, shabaab is tool for destruction and its available for everybody.

     

    PS. i remember Sharif acting somewhat like the old man above, just in a different context. Hassan Dahir too.


  2. Axmed_Cali_Gees-620x330.jpg

    Axmed Cali Gees oo ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ee sida weyn ula dhacsan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho isla markaana taageera kooxaha Xisibiga iyo Shabaab ayaa laga qabtay cod sir ah, xilli uu u u heystay in uu la hadlayo wiil uu adeer u yahay, Odaygu wuxuu ka hadlay ama iftiimiyay arimo badan oo dadka intiisa badan mugdi uga jiray.

     

    Be warned, Odayga wuxuu raboo ka hadlay.

     

    Halkan ka dhageyso


  3. aas waxba kama jiraan, oo post'iga kore aa iyadoo far cas ah aan ku qoray

    Hadalkaaga maa caddeyn u ah marka?

     

    Maaddeey yaa sheekhnaa, dadka ha loo turo, xoogna wax ku imaanaya ma jiraan labaatan sano waxaan u maleynaa in ay kifaaya tahay.

     

    FG.Hogaankii hore ee darawalada gawaarida gargaarka degdega muqdihsho waa la toogtay, waxaana lagu eedeeyay shabaab.


  4. Originally posted by The Zack:

    Cawaale ~

    Dad badan oo reer SOL ah baa si aan la yaabay usoo jawaabay, waxeyba lasoo taagan yahiin gaalada maxaa loo habaarayaa... taas adigu maxaad ka tidhi?

    Originally posted by Cawaale:

    that being said, Rasuulka " CS" gaalada wuu habaaray, wuuna u duceeyay(in uu ilaahay hanuuniyo), carabtuna waxay dhahdaa "Li kolly maqaamin maqaal".

     

    Marka wax fahan Libaax.

    Gaalada aduunkan qeyb ayay ka yihiin, ilaahayna haduu doono qowm wada muslim ah wuu naga yeeli karay, sunada kownkaana sidaa ah in caqiidada lagu kala doorsanaado.

     

    Habaarka gaalada in la laayo ahna wuxuu meesha ka saarayaa suura-galidda hanuunkooda. Ilamaha gaalada oo agoomoobo, dhulkoo la go'o iyo waxyaabo kale oo la halmaalana waa wax khilaafsan sunada naabiga "CS oo uu ku duceeyay in dhabarkooda ilaahy ka soo saaro cid ilaahay rumeysa!

     

    Aniga waxaan ku leeyahay Islaamka dadkiisaa ku jiifa sxb, ducana wax ma keeneyso haddaysan asbaaab lahayn, gacantaad kor u taageyso waxaad u raacisaa in ay wax qabsato oo aad noqoto qof maxaafilka dowliga ah kalimad ku leh.

     

    Wallaahu Aclam.