Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Cawaale


  1. War ninka ethics-ka ka hadlaaya bal eegaa..

    Eeega Eega Eeega, hadalkanai yaabkani Eega..hees aa igu soo dhacooso, in aad aka iga gubtidna wan cabsana maa daama ay heestu mamnuuc tahay.

    howl yeelo ninyahow.


  2. Al-shabaab oo bililiqeystay Idaacadda Honrn Afrik iyo Xisbiga oo GBC biliqo kula dhaqaaqay

     

    Kooxaha dowlad-diidka ah ayaa mar kale bililiqo kula dhaqaaqay raadiyeyaal madaxbannaan oo xaruntoodu tahay Muqdisho, si ay u aamusiyaan saxaafadda xorta ah. Labada shirkad-warbaahineed waxay Muqdisho ku lahaayeen idaacado iyo taleefishinno.

     

    Kooxda Alshabab ayaa aroornimadii Axadda la wareegtay idaacadda HornAfrik, iyagoo kadibna dhacay dhammaan qalabkii ay idaacaddu lahayd oo ay ka mid ahaayeen qalabkii FM-ta iyo keydkii. Horn Afrik waa idaacad gaar loo leeyahay tii ugu horreysay ee Soomaaliya laga dhiso sanadkii 1999kii, waxayna sharaf ku leedahay kaalintii ay ku lahayd inay kacaan cusub ku soo kordhisay warbaahinta Soomaaliya. Mid ka mid ah aasaasayaashii idaacadda iyo labo agaasime ayay Kooxda Alshabab shirqool ku dileen tan iyo sanadkii 2007dii.

     

    Saacado kadib, Kooxda Xisbul-Islaam, oo mar kastaba raacda raadka Alshabab, waxay iyana la wareegtay Idaacadda GBC. Waxay doonayaan inay labada idaacadoodba u adeegsadaan dacaayaddooda.

     

    Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa yiri:

     

    “Aad baan u cambaareyneynaa falkan waxashnimada ah ee ka dhanka ah warbaahinta madaxa bannaan. Dhaca loo geysanayo warbaahinta gaarka loo leeyahay waxay muujineysaa sida ay u doonayaan inay u helaan taageerada bulshada. Dilalka shirqoolka ah, cabsi-gelinta iyo dhaca qalabka warbaahinta waxay qeyb ka yihiin dadaallada ay ku doonayaan inay ku aamusiyaan warbaahinta. Falalka noocan oo kale ah waxay burburinayaan guulihii ay warbaahinta Soomaaliya ku tallaabsatay 10kii sano ee la soo dhaafay.”

     

    “Saxaafad xor ah oo shaqeysa iyadoo kooxaha xag-jirka ah aysan cabsi iyo hanjabaad ku haynin waxay muhiim u tahay dalka Soomaaliya.”

     

    Tallaabada ay qaadeen kooxahan waxay 5 ka dhigeysaa tirada idaacadaha ay kooxdan la wareegeen tan iyo markuu billowday sanadkan. Horraantii sanadkan kooxahan waxay idaacadaha gaarka ah amreen inay joojiyaan heesaha.

     

    FG. Agaasimhii Idaacadda Hornfarik marxuum Saciid Tahliil Axmed waxaa dilay shabaab February 04, 2009. maantana waxay si rasmi(xaq darroa) ah ula wareegeen idaacadda.


  3. Originally posted by Maaddeey:

    ^Ii sheeg, wax lee jiro: Xijaab ma qaadatid miyaa?, jaad & sigaar maa isticmaashaa?...wax aa karbaash ku muteysatay lee jiro oo saan Al Shabaab uga soo horjeedid...Sheekadaan JB'na kaama yeelaayo!, wax kale keen!
    ;)

    Macquul ma ahan. tartiib tartiib aa banaanka isku keenoosaa abaabiino. war yara xishood ninyow


  4. Soomajeestayaasha Ciidanka Badda ee Somaliland

    Soomajeestayaasha kulahaa, bad iyo ayaga argatiya ka dhaxeyso yaah. ela tahriib camal. Maba soo jeesanaayaan ;)

     

    Originally posted by nuune:

    The two pictures don't belong to Somaliland, these are the TFG soldiers training in Xamar.

    See waaye yaaqee, in aa soo noqotay see lagu ogaanaa hadadan dad qarxinin. :D


  5. [quoteSoomajeestayaasha Ciidanka Badda ee Somaliland.

    Soomajeestayaasha kulahaa, bad iyo ayaga argatiya ka dhaxeyso yaah. ela tahriib camal. Maba soo jeesanaayaan ;)

     

    Originally posted by nuune:

    The two pictures don't belong to Somaliland, these are the TFG soldiers training in Xamar.

    See waaye yaaqee, in aa soo noqotay see lagu ogaanaa haddaadan dad qarxinin. :D


  6. Some folks were sitting at the coffee shop ,watching universal TV. there was this particular man who was articulating about how women folks naively believe in cagmadhige's prayers, when a women called.

    The caller: Walaal waa gabar Soomaaliyeed waxaan doonaya in la ii duceeyo?

    Cagmadhige: Masha-Allah Masha-Allah, maxaa laguugu duceeyaa?

    The caller: In ninkayga ilaahay soo hanuuniyo, oo uu waqti nala qaato, fadhi ku dirirka iyo fagaara joogana alle ka madoobeeyo.

     

    the man stood up went to the TV and manually increased the volume of the TV before he suddenly dashed outside of the coffee shop yellin. Qaran Igisbarees.

     

    Its said that the caller was xaaskiisa.

     

    FG.Sheekadan sal iyo raad midna malahan


  7. Originally posted by General Duke:

    It seems yet again those who are the most clannish are the ones claiming to be cleaner than clean.

    That is right. you are absolutely right.

     

    You have Niina here defending an old bigot who is proud of insulting and openly threatening the Somali people. She has a problem with the Puntland State flag, yet understands the Pain of this man.[/QB]

    Again you are absolutely right. FYI Abdullahi Yusuf made the same comments about certain clan and he went as far as naming Mas'uul xaaskiisa. but you are still defending him.

     

    Then the Al Shabaab rep in SOL Maadey comes in, he who supports without question the murders that took place in Hotel's Muna, & Shaamo.[/QB]

    Markale you are absolutely right. But why don't you condemn the arbitrary jailing, killings and deportation of dadka kofurta iyo Galbeedka Soomaaliya ka yimaada?

     

    Indeed Qabiilka is everything sxb.(at least for some)