Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Cawaale


  1. Great job. the chines artist is a communist and seem to be ignorant of the outside world.Marka hala yaabin dad madow ah oo dunida wax ku soo kordhiyay hadduu ka tago, waa dadaalay ninka.

     

    Did you notice they painted Osam led by the virgins as in Islam and the concept of Jihad!

    He also painted the atomic bombings of Hiroshima and Nagasaki, check out the TV.


  2. Dadkaas aa nabad rabaan aa lagu dhahaa markaas..naga dhaaf yaaqee.

     

    waan xusuustaa dagaalka markuu qarxay, whilst some people trying to survive and make through the city others started looting anything and everything they could get their hands on from TV sets to the photo albums.

     

    What a shame.


  3. Ninyahow xaqiiqdaa waxay tahay in meeshaan dadka intiisa badan ay dad fiican yihiin, hase ahaatee waxoogaa mararka qaar runta ama xaqiiqda qeybta iyaga uun quseysa ayay ka hadlaan, tan kalena way iska indha tiraan. and of course that includes you me iyo qaaar kalooo badan, iyo qaar kalooo badannnnn.

     

    waxaan u heystay in magacyada qabiilka laga mamnuucay meeshan, mise thread-kan waa barako beelay camal.

     

     

    FG, Haddaan kula kaftamo, Maaddeey sheekadaada kore waxaa iiga soo baxay in aad iskma dhal tahay, iyo in Abtiyoow iyo midoo usba galti eh ey kuu simanytihiin. now i understated why you don't have any problem with some criminal from USA to role us and call him Amiir!


  4. Originally posted by Che -Guevara:

    People people, I'm sure Hargeysa has its charms, that said nothing beats Bilaajo Carab n Yaaqshiid
    :D

    Billaajo iyo Yaaqshiid hal linne haku sheegin reer koraad waaxid :D

     

    MMA, Hotel mansuur xayawaano badan aa ku nool kulahaa, cunuggaan waa qasanyahay wallaahi. Niyaddaan ka qoslay.

     

    Edit. the kid has every right in uu ku gooyo yurubta geeska Afrika. His little brother was killed at the day he came back to Mugadisho.


  5. Originally posted by Kool_Kat:

    quote:Originally posted by Polanyi:

    quote:

    Originally posted by *ANWAR*:

    NIGGER!!!

    I was referring to the word Naaya, not Nigger, akhi.
    :D
    Your original question was 'What do you think about black people using it?'...

     

    Your question should've read 'what do you think about the Somali people using it'...The N word that is! Not all black people use Naayaa...
    ;)

     

    Black people=Somali men. waa ogtahay nin iyio habeen aa madow maalmahan ;)

  6. Geesiyda Dalkeygow

    Dalkeenu xeeb weeyee

    Bada yaan la soo degin

    Markab yuu daf soo odhanine

    Cadawgeenu soo dirayee

    Doqoni yey na weerarin

     

    Burcad Badeed bay bartay..unu Ilaalaan nidhaa@BBC-Somali


  7. While some of us speculate about what is happening and reading between the lines in search for answers, others go further in their views and blame them(you will know who are "they") for what has happen, accusing them of hypocrisy for not fighting against the oppressors and at times sleeping with the enemy.

     

    The truth is we are either following their anguishing situation through some personal(or clannish website) or through the news ticker of some TV Channel and either ways it doesn't do justice to their pain and suffering.

     

    Here is what they had to say about their situation? What hope do they have of creating better livelihoods for themselves and their children?

     


  8. Originally posted by Maaddeey:

    Weligaa! intaad baqti sheegto aad, troll & wax kale ku cataawdaa!, wax quality leh oo
    RUN
    ah soo qor, lakin naag oo facebook contact'geyga ka mid ah aa waxay na dhex martay sheekadaan & maalaayacni intaad keento, yaan laga hadlin suurtogal miyaa??, markaad wax sheegto, su'aalo ayaa lagaa weydiinayaa suuragalnimada ama siduu run ku yahay warkaas, hadaadan xamili karin, marka horeba ha soo qorin.

     

    Ps. Xor aa u tahay inaad iska diibaxsatid, mathmuuman madxuuran!.

    Waa gudbaayaa tan iyo tu kaleba sxb, Maaddeey aa tahay.


  9. War ninyahow ilaahay ma taqaanaa, adeer in aan ku ignore-gareeyo ma rabi, adna waad soo taagantahay. wax fahan ninyahow.

     

    Where is the trollers when you need them. dhaggo dhaggo abaareedkan hanaga qabteen.


  10. Toosh dhib malahan Baangaddaa darana ama Aakaha. Shabaab toosh hadday wataan waxay arki lahaayeen widaay..Somon Bokmon #omyom waaye sheekadaa...Allah yahdeena wo yahdeekom!


  11. Arinta siciid aan ka kacsanahay maad i dhahdid marka, intaad maanta oo dhan surwaal asba gaaban ii sii laa-labaneesid.

     

    Arinta siciid iyo rag kale oo aad xaq duro ku disheen mar dhow aan ifin doonaa insha-allah.