Arawelo

Nomads
  • Content Count

    5
  • Joined

  • Last visited

  1. Abwaanka weyn ee caanka ah ee Siciid saalax ayaa wuxuu noqday qofkii ugu horeeyey ee qaata award ka u adeegida aadmiga ee ajanabi ah sanadkan dalka mareykanka gudihiisa. sawirada iyo xafladii ka fiirso halkan. http://www.dhahar.com/news/siciidsaalax.html
  2. Abwaanka weyn ee caanka ah ee Siciid saalax ayaa wuxuu noqday qofkii ugu horeeyey ee qaata award ka u adeegida aadmiga ee ajanabi ah sanadkan dalka mareykanka gudihiisa. sawirada iyo xafladii ka fiirso halkan. http://www.dhahar.com/news/siciidsaalax.html
  3. Waxaa marwalba sax ah oo aan daah ku qarsooneyn in dowlada ay tahay ProEthiopia. laakiin waxaan la qarin karin in ay Soomaaliyoo dhan ay itoobiya dabada ka wado including SL. warkaa isagoo dhan ma oran karo inuu beenyahay.
  4. Dhahari Qaalisanaa Daymadu Qurxanaa Qalbiga deeqi ogaa Cimiladeeda qabowgiyo Kulaylka isugu qaybsan Qof bartaa jecelaa!!! Runtii dhahar waa meel aad u quruxbadan Maakhiri thanks.. waxaan kaloon ku arkey linkigan. http://dhahar.com/news/warbixindhahar.html