Dr Ligle

Nomads
  • Content Count

    174
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Dr Ligle

  1. Thankful u r right, i agree with u that farole needs to go to places to garner support from all puntland communities. He needs to do a end of year tour maybe towards the end of year and travel to all the regions to check up on progress of the local administrations and also get to know the people!!!! Your right garowe is in his hands firmly. Same with bari, we support all mamuuls no matter who they are as long as they are competent of course.
  2. ThankfulSP galkacyo can never be the capital of puntland because it is strategically in a very volatile area, therefore i wouldn't be to concerned about that. Galkacyo does need to be reformed, their has been to much attention given to bossaso and garowe to be quite honest, however we must also realize the oil states of the future are bari and nugaal and therefore any grand developments expect to see it happen there. Galkacyo just needs a strong military presence and efficient local administration providing services to the community, which i am not against at all.
  3. Duke, u do realize this new appointment for the police chief doesn't mean he is the police cheif for every region of puntland, but only for the mudug region!!!!
  4. Juje Abdullahi Yusuf wanted for crimes against humanity? that is cheap shot don't you think, this man was dealing with civil war somalia. What you want him to do, offer tea to the militias of other warlords? Abdullahi Yusuf is a hero who saved his state and ppl and at the same time wanted to find a solution for other states, and he should be commended not vilified!!! Infact notice aideed, ali mahdi and all the old boys are either dead or disappeared? Abdullahi has been around from day 1 sxb and he stuck to his guns untill the international community asked him to step down. He left the nation so his loyal troopers in the tfg stay with the tfg and don't go follow him!!! Congratulations to mr abdullahi yusuf mudug born nationalist, and all reer bari wish him the best!!!
  5. Good on galkacyo for estabalishing the new council and mayor roles. It is positive move and this needs to be reproduced in all of the districts of puntland. There always needed to be reform at the local level not just in mudug but all the regions. We can't have incompetent no hopers at the city level and bright % educated at the top level!!! there needs to be a level of consistency.
  6. EYL CASTLE. 17TH CENTURY HAFUN MOSQUE BARGAL 1878 King Osman Castle Ruin Bargal 1700 Mosque Sayid Mohamed Eyl Building Makhir Pyramids There is so many more i can list from benadir, ajuuran, zeylac, etc.. but the point is we seriously need to do a huge excavation of somalia, can you imagine digging into the past. How do we know where we are going, if we can't even figure out where we came from. It is so critical we know our past in order to determine our future.
  7. Mansa munsa let me give you a hint bro. I don't use multiple names, i only have 1 and stick to that because i am passionate about 1 issue!!!
  8. Kulan Lagu Qabtey London oo Looga Hadlay Falalkii Amaandarada ahaa ee Gaalkacyo Ka dhacay (Sawiro) September 1, 2009 filed under Ahmed Yasir Horseed Media London UK Kulankan oo ahaa mid ay kasoo qaybgaleen culimada diinta, aqoonyahanka, iyo waxgarad ka tirsan jaaliyada reer Puntland ee ku nool Magaalada London. Waxaa shirkan diirada lagu saarayey dilalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo mudooyinkii u danbeeyey iyo sidii wax looga qaban lahaa, waxaana laga soo saaray baaq iyo talo soo jeedin ku aadan xalka arrimahaas. Sidoo kale waxaa alle loo baryey looguna duceeyey kulankaas dadkii falalkaas ku nafwaayey oo ay ka mid ahaayeed wasiirkii warfaafinta Puntland warsame Cabdi Shirwac oo 5tii Ougst lagu dilay Gaalkacyo iyo waliba culimo wadaadada tabliiqa ahaa ee iyaguna lagu dilay isla magaalada Gaalkacyo. Waxaa lagu booriyey in dowlada Puntland ay sii wado dedaalka iyo xasilinta ay ugu jirto Gobolka, waxaana lagu amaanay dowrka ay xukuumada Puntland ka qaadatay nabadeynta magaalada Gaalkacyo. Dadkii kulankaas ka hadlay waxaa ka mid ahaa Gudoomiyha Jaaliyada Puntland Prof.Warfaa A. Garweyne oo ku dheeraaday ahmiyada ay leedahay nabada, isagoo xusay in loo baahan yahay in colaadaha ka taagan Mudug iyo Ufeyn ee macno darrada ah loo baahan yahay in laga waantoobo. Sawiro Badan Halkan Ka daawo Mukhtaar Sh, Osman oo isaguna u hadlayey culimada ayaa sharxay in qofkii qof dila uu mudanyo cadaab aakhiro, waxaan ka codsan lahaa daalimiintii wax dishay ee culimada iyo wasiirkaba dilay in la soo qabto oo cadaalada la horkeeno. Yusuf Nuur Osman oo isaguna aqoonyahanka u hadlayey ayaa sheegay in dowlada kaligeed aan waxba laga sugin oo la la shaqeeyo si ay dowladu markaas howsheeda u gudato, laakiin dowladu kaligeed danbiilaha masoo qaban karto, hadii ay shacabku gadaal marsadaan danbiilayaasha. Kulankaas waxaa loogu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Ufeyn in ay dagaalka ku joojiyaan si shuruud la,aan ah oo ay miiska wadahadalka fariistaan. Dhamaan dadkii kasoo qaybgalay waxay muujiyeen sida ay uga xun yihiin dilalka iyo aanooyinka qabiilka ku dhisan oo ay dadku wali ka waantoobi la,yihiin, waxaana dhamaan Bulshada reer Puntland lagu adkeeyey inay ilaashadaan nabadooda oo ay gacan siiyaan dowlada Puntland. Ugu danbayntii C/rashiid Mohamed Daahir oo shirka soo agaasimay ayaa u mahadceliyey kasoo qaybgalayaasha shirka ,wuxuuna dadkii goobjooga ahaa kula dar-daarmay in dadku ay wax walba uga tagaan nabada darteed, oo dhibta la xakameeyo intii qof muslim ah oo aan waxba galabsan loogu dili lahaa aano qabiil. Source: http://horseedmedia. net/2009/09/kulan-la gu-qabtey-london-oo- looga-hadlay-falalki i-amaandarada-ahaa-e e-gaalkacyo-ka-dhaca y/ Good on you boys. Excellent to see Galkacyo diaspora realizing that something needs to be done regarding that city's security. See Recognition of the problem is always the first step, the remedy to the solution will follow. Galkacyo inshallah in a year time will be the safest city in east-africa.
  9. This amazing relic was exacavated from somalia and is dated to be 14th century in the ajuuran period, it is called the wadaad writing system, it is a script that was used way before islam entered somalia and could possibly hold vital clues to the origins of somali people. If you want to see what wadaad writing is like go here and check it out http://www.freebase. com/view/wikipedia/i mages/en_id/9229746 Truly amazing, i think their needs to be alot more excavations done in somalia, because just next to somalia the afar region they found the oldest human being fossil. Infact they call it the cradle of mankind. So somalia maybe has old fossils as the afar one or who knows even older. But i definitely think the ajuuran people hold a vital clue to somali origins. Secondly the amount of fortresses and palaces in north-east somalia is just tremendous, infact scholars say the most fortresses and palaces are located in africa. No joke i read that somewhere i remember. Plus the pyramids in the sanaag regions is just totally awe-inspiring and could possibly be an indication that pyramid making started first with somalis, advanced up to sudan especially around the meroe city area of sudan and then perfected by the egyptians. Anyways what you all think about somali archaelogy, don't you think it would be fascinating visiting these old sites or at the very least finding out about somalia before the arrival of islam. I know i do!!!
  10. Gaarodi sxb you are in fantasy world, what u mean puntland doesn't control buhoodle? they were just there a week ago reforming the school system for the city!!! which you can verify below!!! http://allidamaale.c om/Augosto/warka1611 .htm The only place ka maqan puntland wa las canod thats it. No where else, everywhere else is solely under the control of puntland. Erigavo, maydh, and el-afweyne in the sanaag region is under the control of NW somalia. That is it, the rest is under puntland control!!! and i can even show you bbc report to confirm that if you would like that!!! Dreamers in real life and cyber life, sad but lying to yourself won't help. Infact erigavo and laaska is the two cities on puntland goal plates..Farole is going to try diplomacy first. If that fails, he will attack he said. Broke army? Those boys are just in garowe. We can all the boys from nugal, sool, sanaag, cayn, bari, mudug if worse gets to worse to defend our land. We Dont war, we want advancement!!! Kapish
  11. Gaarodi, the fact is you hate siyad because you been told to hate siyad because he bombarded hargeysa. Where-as this lady has used her logic and actually studied the scenario without just blindly following the snm cue-card, that her parents thought her. This was from her own words Taloow siyaad barana ma siden uunbaa loo lahaa waa gumeyste kalidii taliye dalka halaga xoreeyo ? anigu waxba kamaan ogeyn siyaad bare iyo taldiisii waqtigii aan dhashey ayuu dalka xukumaayey anigoon waxba ka areg ayaa si aad ah la i nacsiiyey The point is there is two side to a story, accepting blindly one side for clan-sake won't help you in the long run. Siyad was running a country, hargeysa was de-stabilizing that country as rebels and they were doing that just because siyad was different clan, nothing else. Not because he didn't provide a good government, they wanted everything for their clan and that was their motive. Today they are doing the same thing, just different characters but still same old clan card.This lady was wise enough to wake up and see the facts which you won't be...sxb if ur snm clan killed even 1 million muslims in mecca you would still praise them for the sake of clan and that is why noone takes you serious and noone takes most somaliland ppl serious in somalia or the wider international community. However this lady people will take serious because she is accepting reality!!!
  12. Ileyn Maxamed Siyaad bare Muu Xumeyn. BY: Filsan Xuseen (Hadhwanaagnews) Tuesday, September 01, 2009 Filsan xuseen khaliif faahiye Waxaan doonayaa maqaalkeygen in aan kaga hadlo xaalada cakiren ee uu dalku marayo ma jecleyn in aan siyaasad ka hadlo laakiin waa waajib in aan dalkayga u hiiliyo waan adkeysan kari waayey waxaa ii hayaa jaceyl wadaninimo,maanta waxaan doonayaa in aan ka hadlo laba arrimood oo kala ah 1: hadelkasoo yeedhey eng:maxamed xaashi cilmi oo uu lahaa waar dalka hala xoreeyo 2: colaada ceelbardaale ee beelaha walaalaha ah yey dani ugu jirtaa ? Hadaba hadii aan labadaa arrimood ka hadlo hadel ka soo yeedhey madaxda kulmiye nin ka mid ah waa maxamed xaashiye wuxuu sheegey in dalka la xoreeyo hadaba waayahee yaa dalka laga xoreynayaa ?yaa se loo xoreynayaa ?yaa la gumeystaa ? yaa la cabudhiyaa ?yaa in uu siduu doono dalka umaro loo diidey? Taloow siyaad barana ma siden uunbaa loo lahaa waa gumeyste kalidii taliye dalka halaga xoreeyo ? anigu waxba kamaan ogeyn siyaad bare iyo taldiisii waqtigii aan dhashey ayuu dalka xukumaayey anigoon waxba ka areg ayaa si aad ah la i nacsiiyey in uu dadka gumeysan jirey oo dallka laga xoreeyey ayaa la ii sheegey hadana maanta oo aan waynaadey oo aan kala garanaayo wixii xun iyo wixii san ayaa qaar ka mid ah waxgaredka kulmiye yidhaahdeen dalka hala xoreeyo ? dalka yaa laga xoreynayaa ma ma daahir riyaale axmed yuusuf yaasin c/laahi yuusf ducaale c/lahai ciro ma iyaga laga xoreynaya dalka ma ajaanibaa ? yaa loo xoreynayaa ?miyaaney ka fikireyn nimenka leh dalka ha la xoreeyo baritoolana in iyaga la odhen doono halaga xoreeyo!! Hadaba waayahee goormaa dalku xornoqonayaa ?!! Anigu ma ihi gabdh sadexda xisbi midna taageerta laakiin waxan ka hadlayaa oo kaliya fikirkeyga ninka kursi doonka ahi wuxuu urusadaa dhaliyarada iyo haweenka wuxuu galiyaa fikrad khalden si uu dantiisa u ga fushadao waana kuwa ugu nugul dhaliyarada iyo haweenku haween iyo dhaliyareey ma waxaad u xiisooteen qaxoontinimadii xabashidii boorashka iyo boodherka idiin qaybin jirtey dumaroow ma taqaanaa kaalinta aad bulshada muslimka ah ku dhexleedahey waa kaalin mahiim waxaa lagaaga baahenyahey in aad soo saartid jiilka mustaqbalka dalka hagi lahaa oo tayo leh dhalinyareey adiguna aayahaaga ka tali waxaad tahey madexdii baritoole ha isku ciyaarina yaan qalbiga la idinka xadin oo qaxoonti la idinku celin anigu hadii aba ka hadlo sida ana dalkeyga ugu dhexnoolahey waxaan ku joogaa nabed habeenkii anoo bilaa gaadhi ah ayaan xiligaan doono danaheyga soo dhameystaa waxbarashdeyda ilaa kow ilaa hada oo aan marayo heer jaamacadeed waan wataa shaqanaa dalkeyga ayaan ka heley mar walba waad ogtihiin hayadaha iyo dawladuba shaqadoodu waxay ku xidhantahey aqoonta aad leedahey iyo nasiibka . Hadaba qof kasta oo dalka ku nool waa ogyahey wanaaga wadenkiisa iyo xoriyada uu haysto wadamadu waxay ku camirmaan jaceylka muwaadinka (waar aawey jaceylkii wadaninimo ) siyaasi kursi raba ayaanu idinku duulin oo aan allah ka cabsaneyn iimaankiisuna ku maqenyahey kursi dhiiga walaalkiisana ku doorsanaya kursi waa hal kursi boqol kuris miyuu noqonayaa ? kursi dartii miyaad soomaalaay isku dhameyseen .ma jecleyn in aan siyaasad galo ama aan cid ku duulo laakiin waan jeclahay dalkeyga mana doonayo nin kursi doon ahi in uu dakher yar u geysto ,waxan maqley in dawladii siyaad bare madaxd ka ahaa in ay aheyd dawladii ugu quwada wayneyd africa soomaaliduna ay barigaa dad jira ahaayeen hadaba waxa is waydiin muden dawladii siyaad bare ma waxaa burburiyey kursi doon , 2: arrinta labaad ee aan doonayo in ana ka hadlo dagaalka ceelbardaale ee beelaha walaalaha ah yey dani ugu jirtaa ? waxay ugu jirtaa nin qasdi ka leh abti iyo adeer kursi doon yuu isku kiin dirin waxaa jira dad iskaga kiin dhigaya in ay wax idiin tarayaan kursigiibaa idiinka dhex sawirmay iska jira Waxaan hadelkeyga ku soo gabagabeynayaa ramadaan kariim ilaahey khayrka ha ina fahensiiyo aad ayaan u jeclahey dalkeyga Filsan xuseen khaliif faahiye filsanxkh@hotmail.co m Source: http://hadhwanaagmed ia.net/detail.asp?id =1854
  13. Listen guys, we don't have a home country and the only things we do have is shattered state, if you want kindness and lovey dovey nonsense and are politically correct crowd then i suggest you don't read any of the threads i post. We need to solve our problems, and the more people who get educated and acknowledge their faults can usher in new generation who are better equipped to deal with contentious issues. By the way abdullahi did apologize for his role in the armed resistance of the ssdf, which you can verify below. http://wardheernews. com/Editorial/editor ial_41.html What is your excuse now?
  14. Mr.Somalia they think you is me and i am you...Well if that is the case do you guys want to get in a deal. If i am mr somalia and he is me...i will leave somalia online...however if i am not mr somalia and he is not me, you must leave somalia online? Anyone up for the challenge. Because the owner can see the usernames who are the same and not the same by their i.p address. I am ready to do it, and you can ask the owner if i am mr somalia or not.
  15. Ameer thanks bro, i didn't notice that!!! Lebanon is the country. Thanks for correcting me!!!
  16. Juje, provocative? are u saying what occured in 91 was "human". Sxb that was not human but savagery and that is all it's called. I am sure u find the word anarchy provocative to but it's still the truth and the truth must be spoken no matter how many people hate to hear it. Once the truth is spoken, acknowledgement follows and remedies applied. Btw che-guevara there is only 1 of me bro, one of a kind. If there were many i would be glad because somalia would be an advanced people by now!!!
  17. Mr.Somalia, i hope to see the day the mogadishu society wakes up and realizes that the status quo must change for the betterment of their people and the general nation as large. They support organizations like shabab and hizbi islam who has not provided any services to them, not even opened up a basic school. They support people who are killing them just for the sake of clan. This sort of traits must change, they must support people based on their deeds. U see i am the first to criticize cade muse even though we are from the same sub-sub clan. Why? Because from his deeds i realized he held no benefit for the people of my region. Mogadishu society don't even acknowledge their criminals as bad people, they think dahir aweys for example is good guy, yet all he is doing is killing them!!! marka untill that is changed i doubt to see the mogadishu society advance.
  18. Jaanka, an administration whatever administration is better then no administration or an islamist administration which provides nothing of benefit for the locals and only provide services to their master al-qaeda who fund their chaos. Shabab have done nothing in kismayo to provide progress for the people, it's time they are held accountable and told to leave in peace for the sake of the people or leave with force. I am sure jubbaland will get tfg and amisom support in ousting shabab once all the finer details are sorted out within the new regional administration.
  19. Mr.Somalia remember what u stated like "apes" they destroyed the country. Well do you expect an ape to recognize his faults and apologize? To be quite honest my friend the mogadishu society are happy with the status quo i have heard many of them say "dawlad la'aan ayaa noo roon".
  20. Wafdi Ka Socda Dawlada Lubnaan Oo Maanta Booqday Maxjarka Weyn Ee Magaalada Boosaaso (Sawiro) September 1, 2009 · Wafuud isugu jirta dhakhaatiir,ganacsat o iyo mas’uuliyiin ka socota dalka Lubnaan oo qaabilsan dhanka xanaanada xoolaha ayaa shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari. Wafuudan ayaa waxay wakiil uga yihiin xukuumada Lubnaan hubinta caafimaadka xoolaha Dawladda Soomaaliyeed ee Puntlnad si ay heshiis ganacsi ula saxiixdaan, heshiiskaas oo la xiriira dhoofinta xoolaha. Waxayna maanta kulan ku la yeesheen xarunta weyne ee Maxjarka magaalada Boosaaso mas’uuliyiin ka socotay dawlada Soomaaliyeed ee Pontland oo ay kamid yihiin wasirka wasaarada xanaanada xoolaha ee Puntland Axmed Xuseen Doonyaale iyo agaasimaha guud ee Maxjarkaasi Max’ed Faarax Max’uud. Wafuudii ka socotay dawlada wadanka Lubnaan ayaa waxa ay kormeer ku sameyeen qaybaha kala duwan uu ka kooban yahay Maxjarka xanaanada xoolaha ee magaaladatan. Ka dib markii uu u soo dhamaaday wafdigan kormeerkooda ayaa waxaa ujeedada ka danbeysa imaatinkooda saxaafada uga warbixiyey agaasimaha guud ee Maxjarka Max’ed Faarax Max’uud oo sheegay in wafdigani uu yahay afar qof oo isugu jira wafdi ka socda dawlada Lubnaan iyo wafdi ganacsato ah oo iyagu ka shaqaysta xoolaha nool. Agaasimaha guud ee Maxjarka magaalada Boosaaso Max’ed Faarax Max’uud ayaa waxa uu ka hadlay ujeedada ugu weyne ay wafdigan u yimadeen Puntland gaar ahaana Maxjarka magaalada Boosaaso in ay tahay sidii ay u kormeeri lahayeen qaybaha kala duwan ee u ka kooban yahay Maxjarka,isagoo sheegay in ay wax ka su’aaleen xanaaneynta xoolaha,qaabka loo daaweyo xoolaha iyo xanuunada ay ka baraan xoolaha ku jira Maxjarka iyo xooluhu in ay yihiin kuwa cayilan. Waxaa kaloo uu intaasi ku daray agaasimaha Maxjarka in ay wafdigan ay soo tuseen shaybaarka lagu baaro xanuunada xoolaha ku dhaca,xoolaha nool ee iyana ku jira Maxjarka,sidoo waxa uu intaasi raaciye in ay soo tuseen melaha xoolaha laga soo dejiyo isagoona sheegay in ay ku qanceen sida ay hawshu u socoto kuna amaanay dadaalka ay wadaan. Max’ed Faarax Max’uud ayaa waxaa kaloo uu sheegay in wafdigan ay sheegeen in ay doonayaan in ay labada dawladood waa Puntland iyo Lubnaane ay yeeshaan xiriir dhanka ganacisaga ah oo ku aadan xoolaha Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya. Dhanka kale waxaa isna ka hadlay imaatinka wafdigan wasirka wasaarada xanaanada xoolaha ee Puntland Axmed Xuseen Doonyaale ayaa waxa uu sheegay in ay u madax banaan yihiin in cid walba oo dawlada Puntland u timaada ay heshiis lageli karaan ayna u madaxbaan yihiin cid kasta oo u timaada dawalada Soomaaliyeed ee Puntland. Source:http://horseedmedia. net/2009/09/wafidi-k a-socda-dawlada-lubn aan-oo-maanta-booqda y-maxjarka-weyn-ee-m agaalada-boosaaso/ Excellent job boys. It is critical to keep excellent health standards for our live-stock and to guarantee to our client-tele the best livestock in somalia. I am impressed with the health and safety procedures that are taking place, especially with the livestock holding ranch. Keep it up and we will win all the big live-stock contracts in somalia!!!
  21. Jaamacadda Puntland State University waxay ku wargelinaysaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay dugsiyada sare in Jaamacaddu qaadanayso arday cusub Sanad waxbarashadeedka 2009/2010 Posted to the Web Sep 01, 06:59 Taariikhda: 01/09/2009 OGEYSIIS Wajiga hore ee Jaamacada Puntland State University Jaamacadda Puntland State University waxay ku wargelinaysaa dhamaan ardayda ka qalinjabisay dugsiyada sare in Jaamacaddu qaadanayso arday cusub Sanad waxbarashadeedka 2009/2010 Ardayda waxaa loo qaadan doonaa Kuliyadaha kala ah: Kuliyadda Maamulka iyo Maareeynta (Faculty of Business Administration) Kuliyadda Maamulka Dawladaha(Faculty of Public Administration) Kuliyadda Sharciyada (Faculty of Law) Kuliyadda Dhaqaalaha (Faculty of Economics) Arday ka qalinjabisay Jamadacada PSU-Garoowe Shuruudaha ardayda la qaadanayo looga baahan yahay waxa weeye sidatan: Waa in uu dugsiga sare dhamaystay kunabaasay imtixaanka dugsiga sare Waa in uu la yimaada shahaadadda dugsiga sare oo asalkii ah (Original) soona raaciyaa laba sawir. Waa in uu bixiyaa $20(labaatan doolar) oo ah Khidmada Diiwaangelinta (Registration Fee) oo aan dib loogu celin doonin. Waa in uu qaataa Foormka Ogolaanshaha(Adminsi on Form) soona buuxiya inta isqoristu socoto. waxaa laga qaadanayaa Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacadda(Registry Office) M.waynihii hore ee PL Gen.Cadde Muuse oo ka qaybgalay xaflad qalin jabin oo ah oo dhacday PSU-Garoowe Jadwalka Jaamacadda ee Arday Qaadashada waa: Isqoristu waxay bilaanaysaa 01/09/2009 ilaa 23/09/2009(Insha Alaah) Imtixaanka Gelitaanka(Entrance Exam) waxaa loo fariisanayaa 25/09/2009 saacaddu markay tahay 8:00 A.M (insha alaah) Natiijada Imtixaaka waxaa la soo dhejindoonaa 27/09/2009(Insha Alaah) F.G. Kuliyadda Sharciyada waxey deeq waxbarasho siineysaa Gabdhaha danyarta ah, Ciidanka Biliiska, Ciidanka Asluubta, Shaqaalaha Maxkamadaha iyo Baarlamaanka. Waxey dhamaan deeqda waxbarasho ku xirnaan doontaa buuxinta shuruudaha aqbalaada ee Jaamacadda. Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Ugaas Cusmaan Xasan Diiwaanhayaha Jaamacadda Tell: 252-090-741889, Email:ugaascismaan@h otmail.com Garoowe Source: http://www.puntlandp ost.com/newspage.php ?articleid=8464 Good on you boys, education is a key to successful community. We need boost literacy levels, infact if i was president i would make it mandatory for all chidren to attend school at least up to secondary so they can have the basic knowledge covered.
  22. Mr.Somalia haga sugin sxb, these people are still cheerleading for the people who destroyed the land. I know for a fact that Abdullahi Yusuf apologized for his role in the civil-war and was famously quoted as saying "if i knew somalia would turn out like this, i would have never picked up a gun" acknowledging that he was the first resistance group formed against the siyad barre. However what makes it even worse is the fact that Abdullahi Yusuf never caused the down-fall of siyad, it was the usc and we still hear no apology from Mogadishu Society!!!! These people are always going to be suffering bro because of the failure to recognize their faults, because you can't fix your problem untill you acknowledge it.
  23. Shir wadatashi ah oo ay Galkacyo ku yeesheen wafti ka socda EU-da iyo madaxda Puntland. Galkacyo, Sept 01 - Wafti ka socda EU-da, ayna hogaaminayso ergayga gaarka ee EU-da u qaabilsan Somaliya ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay madaxda Puntland. Kulanka oo ka dhacay huteelka Taar City ee magaalada Galkacyo ayaa waxaa saxaafada uga wararmay wasiirka beeraha ee Puntland Cabdigani Yusuf Cadde oo sheegay in nuxurka wadahadalu uu ahaa iskaashi iyo wadashaqayn dhex maray labada dhinac. Qodobada ay ka wada hadleen ayaa waxaa ka mid ahaa: - Adkaynta xiriirka wada-shaqayneed iyo iskaashi ee u dhexeeya EU-da iyo Putnland, - Ka taakulaynta Puntland ee mashaariicda horumarineed iyo bulsheed ee ay EU-du ka hirgaliso Puntland, - Daryeelka iyo xaalada nololeed ee muhaajiriinta ka soo barakacay koonfurta Somaliya ee ku sugan Puntland, - La dagaalanka burcad badeeda, - Ciribtirka tahriibka. Waftiga ayaa ka koobnaa 5 xubnood oo ay ka mid ahaayeen ergayga gaarka ah ee EU-da u qaabilsan Somaliya, ergayga gaarka ah ee EU-da u qaabilsan Afrika, wakiilka EU-da ee mucaawanooyinka iyo gargaarka bini'aadanimo, wakiil ka socda Guddiga Amaanka ee EU-da, iyo sarkaal EU-da u qaabilsan siyaasada iyo amniga. Kulanka ayaa waxaa Puntland uga qayb galay M/weyne Faroole iyo xubno ka kooban xukuumada Puntland. Waftiga ayaa ka soo duulay Nairobi, laguna wadaa in ay ku laaban doonaan Nairobi. C/fitaax Cumar Geedi, Idaacada Daljir Source: http://www.radiodalj ir.com/zview.php?id= 663 Excellent job farole raising up key domestic issues concerning the state of puntland. The E.U and Puntland needs to cooperate strongly on dealing with these headaches in our region.
  24. Gen Morgan Iyo Maslax Siyaad Barre Oo Maamul Samaynaya {Kismaayo } 1-09-09"Jen. Maxamed Saciid Xersi Morgan, Jen. Maslax Maxamed Siyaad Barre iyo Maxamed Xabeeb (Maxamed dheere) oo isna qayb gaar ah kasocda ayaa la sheegay inay wadaan qorshe dhismo maamul gobolleedyo loogu sameynayo qaar ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa koonfurta Soomaaliya Sida warku sheegayo Jen. Maxamed Saciid Xersi (Morgan) iyo Jen. Maslax Maxamed Siyaad Barre ayaa u ololeynaya in laga dhiso Koonfurta Soomaaliya maamul gobolleed lagu magacaabo Jubballand, iyadoo warar kala duwan ay sheegayaan in saddex ama Lix gobol midkood hadba tii la isku afgarto uu qorshuhu noqonayo . Dhinaca kale xubno kale oo uu ka mid yahay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa iyagana la sheegay inay wadaan qorshe ku aaddan dhismo dowlad gobolleed la magic baxaday Banadir-land oo aan la ogeyn inta gobol ee uu ka kooban yahay, balse loo maleynayo inuu ka kooban yahay gobollada Banaadir, Sh/dhexe iyo Sh/hoose. Qorshayaashan ayaa la sheegay in lagu doonayo dhismo maamul gobolleedyo laga hirgeliyo Koonfurta Soomaaliya, taasoo aan la ogeyn sida uu ku hirgelayo, maadaama inta badan gobolladaasi ay gacanta ku hayaan kooxaha dowladda ka soo horjeeda. Dhanka kale xildhibaan Cali Maxamed Geeddi oo mar ahaa Ra’isal wasaarihii hore ee somalia ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar horay u soo baxay oo lagu baahiyay qaar ka mid ah Wesite-yada afka Soomaaliga wax ku qora, kuwaasoo sheegayay in Cali Maxamed Geeddi uu ku jiro qorshahan maamul Gobolleedka loogu sameynayo goballadan aan kor ku soo xusnay. “Waxaan ahay mas’uul garanaya nidaamka iyo shuruucda dalka u degsan, suurtagalna ma ahan in aan dowlad gobolleed ama dowlad gobolleedyo dhiso anigoo dhinac maraya Axdi Qarameedka iyo Hay’adaha Federaalka ee Soomaaliyeed” ayuu yidhi Cali Maxamed Geeddi. Widhwidh Online News Des..Media Center Source: http://www.radiowidh widh.com/html/module s.php?name=News&file =article&sid=519 Good job morgan and maslax siyad barre, it will be interesting to see how many regions are included in jubbaland. So far the report suggests 3 OR 6 regions, can't wait to hear their names!!! Another shout-out to maxamed dheere and geedi for building banadir-land and taking control of the situation for their people lets hope it is success and will enhance the people lives at local level.
  25. Fabregas and we are to support your fake centralism strategy and your using religion to justify it? So you want all the money and power to go to the capital city, while every other region lacks basic drinking water!!! that is more of a lalalaala and never be accepted by any reasonable person!!! The days of centralism are over my friend, somalis dont trust each other to give power to one city anymore!!! to be stuck in such failed policies won't help somalia but keep them behind