Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Posts posted by Jacaylbaro


  1. Weli dictionery ga ayaan baarayaa laakiin initially ,, caashaq waxa la dhahaa wax ka bilowda aragtida ,, sii mara maqalka ,,, ku yara nasta is barashada ,, ka dibna u dhaqaaqa dhinaca xididdada jirka ,, dareen qabow u dira qalbiga ka dibna ku nasta niyadda :D:D:D


  2. Thanks Raage ,,,, That was exactly what was in my mind ,,,, i think we should submit the proposal to the Admin ,,,,,,

     

    I don't think they're such blind but there should be some problems ,,, let's ask them first ,,,


  3. Simply ,,, R U really Serious ???

     

    123 aa ???? ,,,, Oh my God ,,,, weligay aniga chat ka nuune ma aadin mana aadi karo oo Firewall ka network ka aan ku shaqeeyyo baan ii ogolayn ,,,,

     

    Believe me Walaahi that was not me if u believe ini Allah ,,,,,

     

    Goodness ,,, oo ma sidaasaa u boodaa adigoo aan wax hubsan ,,,, sorry ,,,


  4. Hayeeeee ,, Simply way xanaaqday miyaa ,,,, Raalli noqo sxb ,,,, maxaan kuu qabtaa ,,, massage maan kuu sameeyaa ,,, shaah maan kuu keenaa ,,,,, Party maan kuu dhigaa ,,,, iga dhaaf yaa aqii ,,, meeshaan Chatting iyo kaftan lee ka socdo ,,,, marka iska baashaal ,,,, and don't put ur self in a prison ,,,, just feel free ,,, kaftan ,,, hadal ,, Ok ????


  5. LITTLE JOEY ON ..... PHILOSOPHY:

     

     

     

    A teacher asks her class, "If there are 5 birds sitting

     

    on a fence and you shoot one of them, how many will be

     

    left?" She calls on little Joey.

     

     

    He replies, "None, they will all fly away with the first

     

    gun shot."

     

     

    The teacher replies, "The correct answer is 4, but I like

     

    your thinking."

     

     

    Then little Joey says "I have a question for YOU. There are

     

    three women sitting on a bench having ice cream: One is

     

    delicately licking the sides of the triple scoop of ice cream.

     

    The second is gobbling down the top and sucking the cone. The

     

    third is biting off the top of the ice cream. Which one is

     

    married?"

     

     

    The teacher, blushing a great deal, replied, "Well, I suppose

     

    the one that's gobbled down the ! top and sucked the cone."

     

     

    To which Little Joey replied, "The correct answer is the one

     

    with the wedding ring on, but I like your thinking."


  6. ok ,, aan bilaabo marka ,,,

     

    Horta waxa aad u layaab badan in dadku ay had iyo goor aad aragto iyaga oo cadceedda madaxa ku sida oo meelahaa salaq wadhlaynaaya ,,, dadka marka aad u fiirsato inta qarada weyn lihi waa in yar ,,, qaar baan xataa xaquuq lahayn oo guntooda aad moodaa in goraygu ka hadaafay ,,, ninkii jiray wuxuu yidhi hadaan karintaa laga guurin gorayo heeriyaysanina way ka soo bixi ,,, markaasuu mid kele ka daba qaatay oo uu yidhi dubur buu hawd ka xulay :D:D ,,,,,, marka aad wadankii dib ugu noqoto waxa ku baday butida dhakada buurbuuran iyo kuwa ay magacyadooda u badan yihiin dhako finish, isqaloocshe, muraanmur, kala rogan, isku dhuuq, kala dhuuq iyo qaar kele oo badan oo dhamaantood ah ragga buurbuuran ee birta calaashada garaa'idkana ku findhicisha.

     

    Qaar ka mid ah iyada oo loo diray inay idaa gudhuuda soo dilaan bay iyaga laftooda idaa gadhaa dishaa ,,, markaasay inta ay sida luubaanka isugu meeraystaan ilayn waa dhako kele e haddana booyadaha dhaamiyaan.

     

    Qaar ka mid ah sidii ay booyadaha gaandheriyada uga ahaayeen uun bay arkeen saaxiibkood oo ka ridaaya ,,, dee wax kele may dhicine gar dhafoor qiiqyadu isugu yimaadeen baa loo dooyaystay oo inta la isku hirgisay haddana la isku baabbaalay markaasaa boodh la iskaga duuliyay. Oday lagu jabay baa meeshaas bahal hadal ah oo lagu jabay meeshaa hulluuqsiiyay oo yidhi:

     

    "annagu hadii aanu nahay odayaasha dhinaca booyadda,, gaandherigu maaha nin qarawayn oo xataa dhako keeni kara ,,, maalin kasta isagoo cadceedda madaxa ku sida baanu meelahaas ku aragnaa ,, waxaana nagu maqaalo ah inuu mar kolay maraan ahaan jiray ,, sidaa awgeed booyadda waa in la fasaxo si ay biyaheeda meelo kele uga soo dhaansato ,,,"

     

    Dhegeystayaashayada dhakada buur buuranow , maanta wixii aanu war haynay waa naga intaas ,,, xilligan xilligeeda ayaynu si fiican u wada jaasi doonnaa imikana sidaa iyo qayilaad wanaagsan :D:D:D