
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Reerkaan aqoontii laga cunay Qiimihiina laga tiray Magacna qoorta loo suray Ee qoyska Soomaali Qarqarna aan u dhaafeyn Bal inay qaboobaan Boogta qolofta laga rogo Xaal aad u qara weyn Inaad taqabal siisaan Ood qoomameysaan Qiirada la oydaan Qayladhaan la dhiirado Quudhsiguna ha baaba’o Qufac aan dawo lahayn Qandha aan bogsoonayn Taariikhdii qudhmuuneyd Qanigani ma tiri waa Weli qodaxdii lama gurin Fartii boogtu may qaban Lama qodin dhibaatadii Qayladhaan la dhiirado Quudhsiguna ha baaba’o
-
,, yaa la isku diri waaba la is dilayaaye ,,,
-
Dee Ilaahay yaab buu ii keenay ,,, Suudaana xagay idinka soo gashay baan is idhiye ,, Sowtan yamyam iyo qadaadwayn isugu timid ,,,, loooool
-
Haddaba yaa la eedayn ,,, We have this side killing, murdering and raping people in the 90s ,,,, bodies were laid between Muqdishu all the way to Kenya border and from muqdisho all the way to Galkacyo ,,,,,,, Again the other side brought xabashis, americans and others to do the same thing ,,,,,,
-
But is janjawiid a qabiil name of just a name for that group ??
-
who said it is right sxb ?? ,,,,,
-
Dagaalo Dhowaanahanba ka soconayey deegaanka xeebta ah ee kudhaa Koonfurta fog ee soomaaliya ayaa waxaa halkaasi gacanta ku haynteeda la wareegay dagaalo soo Noqnoqday Kadib jabhada la sheegay inay la magac baxday janaanjawiid. Dagaalada ka dhacay jasiirada kudhaa oo koonfur galbeed kaga beegan dhinaca xeebta magaalada kismaanyo ayaa la sheegayaa inay dagaalo kadib saaka wararka naga soo gaaraya ay halkasi ay sheegayaan inay gacan ku haynteeda la wareegeen jabhad la sheegay inay ka dhaltay dadka deegaankaasi ku Nool islamrkaana dagaalo la gashay sida wararku nagu soo garayaan Milayshiyaad la sheegay inay kasoo jeedaan beesha ka talisa magaalada kismaanyo ee ***** ********* . Sidoo kale dagaalkan oo la sheegay inuu salka Ku hayey Gacan ku haynta deegaanka xeebta ee Kudhaa iyo dhamaan jasiiradaha yar yar ee ku yaala koonfurta Fog ee soomaaliya ayaa Jabhadaasi dagaalo qaraar kula gashay milayshiyaad la sheegay inay kasoo jeedaan beesha ***** islamrkaana kaga awood roonaaday halkaasi iyadoo saaka la sheegayo inay gacanta ku hayaan deegaanka xeebta ah ee Kudhaa ee koonfurta Fog ee soomaaliya jabhada la magac baxday janaanjawiid . Dagaaladan deegaan ku dirirka ah ee koonfurta soomaaliya ayaa kusoo beegmaya xili uu Gobolka Jubada Hoose xaruntiisa kismaanyo Qulqulatooyin ka dhashay xarig jiidadka siyaasadeed ee u dhexeeya beelaha wada dega halkaasi . Afnugaal
-
Two wrongs ku daa ,,,,,, just to tell you Somalis did those things too.
-
Faataxada aniga aad igu akhriyayso, horta A/Y, Qaybdiid, Nuur cadde, Muuse Suudi, Xuseen Caydiid iyo qolyahaa ku horaysii ,,,,,,,,
-
He is just telling you what we did to our selves before we blame otehrs ,,,,
-
was Waxaad sheegayso oo dhan intaasaan ka gartay ,,,
-
Waxa jirtay sheeko laga weriyey qoraa u dhashay qaaradda koonfurta Ameerika oo ah in beri hore uu ku dhacay bulsho meel degganayd xanuun la yidhaa illowsho oo ka dhashay seexan-waa ama hurdo la’aan la soo deristay. Lama oga in bulshadaasi qaadka cuni jirtay waxase la ogaa inay awoodi waayeen inay seexdaan, mar kasta oo ay indhaha isku qabsadaan si ay u seexdaanna waxa hor imanayey riyooyin tiro badan oo xataa qofku wuxu arkayey riyada qofka kale ku riyoonayo. Bilowgii hore qof kastaa wuxu u haystay in keligii hurdo la?aantu ku dhacday, waxayse ku noqotay fajac markuu arkay magaaladii oo dhan oo aan seexan oo siday u soo jeeday waagii u beryey, haddana waayyo kale ugu beryeen siday u soo jeedeen.Markii hore waabay ku farxeenoo waxay yidhaahdeen waqtiga badan ee aynu soo jeedno aynu wax badan qabsanno si aynu dunida innaga horraysa u gaadhno.Laakiin hurdo la?aantii iyo soo jeedkii badnaa dhibaato kale ayey la yimaadeen. Qof kastaa wuxu isku deyey inuu nafta daaliyo, inuu sariirta isku celiyo bal inuun inay wax hurdo ahi u timaad. Dadkii waxay ******** inaan jidhku sidiisaba daalin oo aanu u baahnayn hurdada balse maskaxdu marka ay in badan soo jeeddo ay masaxanto oo wixii ku jiray oo dhammi ka baaba’o taasoo keenta xanuun kale oo illowsho la yidhaado. Waxa la garan waayey waxa hurdo la,aantan laga qaaday, waxa laga gayn waayey in cuntada iyo biyaha laga qaaday mar hadday dadkii wada asiibtay. Waxa hurdo la’aantaasi ama soo jeedkaasi keenaa xusuusta oo lunta iyo illowsho uu qofku wax walba illoobo. Illowshu wuxu ka soo bilaabmaa dhallaanimadii. Qofku wuxu illoobaa xusuustii dhallaanimo, kaddib wuxu illoobaa marxaladihii uu soo maray oo dhan, wuxu noqdaa qof aan tagto lahayn oo la moodo in wax kastaa eegga bilow u yihiin. Dadkii bulshadaasi ka koobnayd dhibaato weyn baa la soo deristay. Waxay illoobeen waxyaabihii ku xeernaa, waxay illobbeen magacyadoodii iyo magacyadii alaabta ay isticmaalayeen. Waxay gaadheen heer qofku illaawo oo garan waayo aabbihii, hooyadii, ilmihiisa, saaxiibkii, iyo cadowgii. Nin dadkii ka mid ah baa fikiray oo shay walba magaciisa ku dul qoray sida kursi, miis, saacad, albaab, iwm si haddii la illaawo loo akhriyo sidaas baanu qof kasta faray inuu yeelo. Xoolihii, xayawaankii iyo dhirtiina wuxu mid kasta ku dul qoray magaciisa sida, sac, ri, muus, cambe, iwm. Haddana waxa timid in shaygan la akhriyayo la illaawo wixii lagu isticmaalayey, in matalan la garan waayo waxa kursigu yahay. Si taasi looga hor tagona wuxu sameeyey inuu ku dul qoro wax kasta wixii lagu isticmaalayey sida: kani waa sac, caano ayaa laga maalaa oo waa la cabbaa? Haddana illayn waa dad maskaxdii masaxantee illowshihii iyo xusuus beelkii way ku sii bateen, waxa la garan waayey waxa sacu yahay, waxa caanuhu yihiin ilaa qofkii wax walba illaaway, dadkii iyo dameerihii kala garan waayey, gurigiisii illaaway wuxuu cunayey illaaway, oo xataa isagii is illaaway oo noloshii iyo geeridiiba illaaway. Qoraa: Xasan C. Madar Hargeysa/Somaliland.
-
Nairobi (HAN) April 23, 2008- We know now that The current US policy in Somalia failed, particularly at a time the Islamist insurgency are battling with U.S. backed shaky transitional government and Ethiopian Forces. The US Strategy and Somaliland port of barbara: The new U.S. military command devoted to Africa is now operational. It's called AFRICOM and its launch completes a three-year quest by the Pentagon. The Pentagon divides the world up into six regions known as "combatant commands." The most prominent is CENTCOM — the area that encompasses the Middle East and central Asia. Each command is led by a four-star general who, in turn, is responsible for all the U.S. forces operating in the area. According to the Pentagon, AFRICOM will be different. The U.S. Africa command will focus on the humanitarian needs of Africa. Most African leaders are skeptical — or flatly opposed — to the development, which the Pentagon says is a matter of public relations. Army Gen. William Ward, the new AFRICOM commander, says most Africans don't yet understand what the command is about. Contributing to the confusion is a debate raging between the Army and the Navy over what AFRICOM should be. According to a well-placed Pentagon source involved in the issue, the Army wants to build an AFRICOM headquarters somewhere on the continent. The Navy wants AFRICOM to be a sea-based command — operating out of carriers and large vessels moored off the coast of Africa. That is why, the last trip of Assistant Undersecretary of State for African Affairs, Dr. Frasier to Hargiesa was excellent signal or reply to U.S commitment to build relation with Somaliland. Because: US clearly knew that if Somaliland – recognized indirectly like Kosovo – can play vital role in easing the violence that flared in Mogadishu as result of inter-fighting between the Ethiopian Forces and the Al-shabab Islamist fighters. The main Strategic Reason: AFRICOM, the U.S. Administration one year ago formed forces to help easing the conflicts in Africa and to eliminate the terrorism in African. AFRICOM stationed temporarily in U.S. Military Base in Germany, as well as, it has unit in Djibouti. Resources close to Whitehouse say that Washington is looking for permanent location for AFRICOM in Africa. As analyzer, I believe the two US War Ships that had docked to Berbera Port is the first step of relocating AFRICOM from Germany to Somaliland. In other hand, U.S has forces in Djibouti, but the country is too small to host two superpower countries. Also, it will be difficult to France to welcome U.S Forces in Djibouti permanently; we can say it like "Cat and Rat". In these circumstances, U.S should look for another base that can enable them to monitor Red Sea and hunt down the Al-Qaeda fugitives from Iraq and Afghanistan. The current Somaliland Security & the lost opportunity: The deputy speaker Said Jama Ali, was ordered to tell the local media that the term extension decision was approved by the so-called 'deputies' of Somaliland, because "there must be a six-month period between presidential and local government elections". Somalis in the breakaway pseudo-state are truly fed up with this impossible situation, and the provocative lies of the vicious thug who impersonates 'their' – unsolicited – 'president'. The pseudo-parliament 'voted' to hold local elections in October, thus giving Mr. Riyale an additional six months in office. After some months, another comical and illegitimate vote will certainly postpone Riyale's bogus-elections for whenever it may suit the clownish president and his unashamed thugs and gangsters who terrorize the local population. One should not forget that in 2007, Riyale supported a motion, extending the term for his pseudo-parliament's 'deputies' by an additional four years; next time he may add another forty! At this point, one should be reminiscent of the fact that Riyale was 'elected' in an infamous episode of elections in 2003, when trees, donkeys, and stones participated in the voting procedure in support of the loathed Somali thug – the servant of the Abyssinian dictator. Following the aforementioned indescribable procedures and unacceptable developments, the marginalized opposition parties Kulmiye and UCID issued a Joint Statement condemning the term extension as "illegal", and warned that Mr. Riyale "will not be recognized as President after May 15". Sources: Geeska Afrika Magazine, HAN Reporter In Hargeisa
-
Speech of Somaliland Representative in Brussels
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
waar niyow horta heedhe, intaan qof arkayay adiga mid kaa oohin xun maan arag ,,, maxaad la ooyaysaa ,,,,, bring your debate or stop crying like a mentally-sick baby sxb. -
No ,,,, how can you sing a wadani song repeatedly when you don't have a country sxb ?? ...... ppl are killing each other, no government, no admin, there is a total chaos and ppl are dying in dozens. Does ONE SONG matters then ??? ,,,,
-
KKKKKKKK ,, Waar qaar aan kaftanka aqoon baa meeshan joogee ,, luuqluuqeenii ha inoo ahaato (FB) ,,, .. Imikay ooyi doonaane
-
miyaanad maqal sheekada laga sameeyay afsoomaaliga ,, halkuu ku socod bartay, halkuu ku qaan gaadhay iyo halkuu ku dhintay ?? ,,
-
They sing coz they act .......... act first then you can sing.
-
loooooooool ,,, waar weligay Dabuur ma maqlin ,, i know DUBUUR ,,, qofkaase waa DUBUUR fooqal dubuur baa lagu odhan. Ma imikaan afsoomaaliga kuu dhigaa dee ,,,
-
Don't say Dabuur niyow ,,,, u cna simply say DUBUUUR ,,,
-
Waar yaa badiyay dee ??
-
The PRSP is a world bank / IMF prescribed framework for addressing poverty and ensuring that countries are committed to addressing poverty. It's also a prerequisite imposed by these institutions for debt relief under the HIPC initiative. Among other things it determines poverty reduction priority areas for national budgets. From the very onset it appears that the PRSP processes and direct benefits derived from them cannot be applied to Somaliland, as it is not an internationally recognsed state and hence cannot access the privileges recognized states enjoy. The World Bank and IMF policies and regulations do not allow or permit them to work with unrecognized governments or states. In effect the government of Somaliland and the World Bank cannot establish bi lateral agreements for the much needed funding and other technical assistance. This has not deterred Somaliland which has undertaken its own bold and commendable initiative to address the issues of poverty without the support or influence of these intuitions and with minimal external support from existing international agencies. This in it self is an indication of the governments commitment to tackle poverty. Somaliland's SERPRP identifies key policy actions it has deemed necessary to spur the revitalization and recovery of the Somaliland economy. This is based on four pillars (themes), which in turn have been elaborated into 12 core programmes that reflect the overall goals of the Somaliland people. The document attempts to prescribe ways in which poverty could be tackled and eventually eradicated in Somaliland. (Ministry of National Planning and coordination) This strategy for Economic Recovery and poverty Reduction focuses on the main strategy for restoring and revitalizing the economy, creating opportunities for job creation and promoting good governance though transparency and accountability. The strategy takes into account existing government policy documents particularly the two –year development plan of 1998-1999 and the voices of poor 2000. It also attempts to incorporate the policy proposals contained in the new constitution. (Ministry of National Planning) During the past decade, the government concentrated on building peace, maintaining law and order through the process of reconciliation and dialogue, which at the time became the overriding prerequisite for establishing basic public services and the legal and political framework for transition to a representative democratic government. Given its bitter experience with the years of military dictatorship and authoritarian regime, Somaliland's political institutions and its strategies of governance have come to be based on consensus and formulae for participation and representation of the regionally based social groups. Periodic outbreaks of violence and inter-clan conflicts have occurred but these were always resolved through dialogue and deliberations. ( SERPRP 2003-2005) The major challenges currently facing the government is how to move from the transition stage to restore economic growth, generate employment opportunities to absorb the large number of unemployed, particularly the youth and reduce the rampant poverty levels. The government is convinced that establishing a comprehensive economic recovery plan is primary vehicle through which it can achieve improved provision of social services e.g. health, education, housing etc, better infrastructure services and attract private investment to create gainful employment and reduce poverty for the people of Somaliland. The preparation of the SERPRP therefore represents recognition by the government of the need for providing a more coherent development policy and planning framework that would better respond to the development needs of the Somaliland people and adhere to the requirement's of development partners and in effect better contribute to its effective allocation and utilization of scarce resources. The strategy for Economic Recovery and Poverty Reduction focuses on government's main strategy for restoring and revitalizing the economy, creating opportunities for job creation and promoting good governance through transparency and accountability. The SEPRP policy document mentions the main challenges for Somaliland's social sector policies as including the reduction of poverty, improving access to education, health and related social services that will have the effect of reducing poverty. It also lists the major cases of poverty and the impacts of increased poverty. The government broad objectives on social services are to reduce poverty through employment creation, empowerment, increase access, affordability and quality of social services. Limitations and Challenges of the SERPRP Process in Somaliland 1. Unlike the other countries that have employed a participatory process in preparing their PRSP, Somaliland's three-year development plan was not prepared in such a manner as to allow the participation and consultation of all concerned stakeholders. The debate on poverty in the country is still very minimal as compared to the other east African countries and remains primarily confined to technocrats in the concerned sectors and line ministries like the ministry of planning or finance etc. The ordinary people have no idea that they too could meaning fully contribute in decision making on how development should be planned and implemented. 2. Strategies for the mainstreaming of vulnerable groups trough out the document is not very clear. Priorities of the vulnerable have not been taken into account. That could also explain why the current document as it stands even in draft form does not contain any information or intervention on minorities concerns. 3. The SERPRP prescribes very ambitious but urgently needed interventions. A lot still needs to be covered or presented in the SERPRP. For example inclusion of minorities, HIV/ Aids, the institutionalizing of poverty reduction in all sectors like empowering local district committees to be more effective and committed at addressing poverty etc. The SERPRP should also provide a continuous and better understanding and magnitude of poverty, its nature and characteristics within the Somaliland context and spell out the determinants of poverty. It's still unclear as to how the government intends to secure resources necessary for the comprehensive implementation of these policies, so that the SERPRP should be marched with budget commitments. In other words all though the SERPRP makes provision for budgetary allocations, there is a high risk that the government may not be able to meet the budget allocations owing to its limited revenue base. 4. The SERPRP also sets out targets and expected outputs, however is lacking in the presentation of indicators that would assist in monitoring and evaluating outcomes. Although it's also meant to provide linkages amongst sectors the methodologies or strategies as to how this will be established are not clearly spelt out. 5. The SERPRP provides a wonderful opportunity for the translation of constitutional provisions into practical and measurable national policies. For example article 8 of the constitution prohibits all forms of discriminations and places a responsibility on government to develop strategies to eradicate the forms of discrimination that exist. This provision could be concretely addressed in the SERPRP. 6. Achieving a rights based approach in a very poor and u unrecognized country is not so straight forward, as the duty bearers themselves are as helpless as the rights holders. Much as vulnerable groups and minorities advance their concerns and ensure that they are included in the poverty strategy plan ensuring and achieving sufficient budgetary allocations may not be easily realized. web page
-
U can say that again .......... Ilaahay nabad ha u keeno.