Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
The Somali militant group Shabab al Mujahedeen released a new video showing the final statement of a suicide bomber and some footage of him at a training camp. The 30-minute tape was issued by al Olsra Army, the group’s media department, and features a man called Abdel Aziz, who is also known as Saad according to the video. “My name is Saad…and I’m a terrorist,” whispers the suicide bomber in one of the night shots seen on the tape. The cameraman then asks in English “What are you going to do right now?” “We want to go and hit some infidels,” Abdel Aziz answers giggling. On the tape, the suicide bomber is also seen firing rifles at a training camp with other militants. He makes his final statement in English and denounces Ethiopian and peacekeeping forces operating in Somalia, saying that their mission was mainly to protect the transitional government. He also warns that there will be more suicide operations against armies “occupying Muslims’ land” until the withdrawal of their forces. He then appears making his final goodbyes to the other militants before getting behind the wheel of his explosives-laden Toyota and driving away. The video ends with a wide shot of some buildings and a big ball of fire going up behind one of them. It does not specify the date or the target of the attack but comes a day after a wave suicide bombings in northern Somalia, including one against the U.N. offices and a presidential palace, which left 19 people dead. SOURCE
-
It is still nonsense ...... The guy who wrote this aka Osman has lost his cousin in the incident ..... He is just listing every wadaad he knows.
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa uga digay dadweynaha reer Somaliland gaar ahaan kuwa reer Hargeysa inay wax dhibaato ah u gaystaan dadka ajaanibka ah ee ku nool caasimada, gaar ahaana kuwa reer Muqdisho. Wasiirka oo xalay u waramayay warbaahinta dalka waxa uu intaa ku daray in qofka soo qabta ama waxyeeleeya qof aan waxba gaysan isaga la xidhi doono, loona arki doono dambiile isagu geystay dhibaato. Arintan uu wasiirka arimaha Gudaha ee Somaliland Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) uu uga digayo dadka shacabka ee reer Somaliland gaar ahaana kuwa reer Hargeisa inay ku kacaan falal ka dhan ah amni daro ama soo qabtaan qof kasoo jeeda Muqdisho iyaga oo aan u hayn wax danbiya isaga la xidhi doono ayaa timi kadib markii shacabku kaceen. Shacabka magaalada Hargeisa ayaa waxa ay si wayn uga xanaaqeen dhibaatada baaxada wayn ee loo gaystay saddexda goobood ee kala duwan laguna qaaday qaraxyada ismiidaaminta ah taas oo ay soo baxayaan inay ka danbeeyeen qaraxyadaasi kooxaha Al-shabaab iyo dad kasoo jeeda koonfurta Somalia gaar ahaana magaalada Muqdisho. Hadaba wasiirka ayaa waxa uu si adag uga digayaa inay shacabka magaalada Hargeisa ku kacaan fal iyaga wax udhimaya soona qabsadaan qof aan wax gaysan ama wax ugaystaan taas oo kasoo horjeeda bili'aadamnimada isagoo sheegay inay shacabku arintaasi ka fogaadaan dawladuna ku **** jirto sidii ay usoo qaban lahayd ciddii ka danbaysay falkaasi waxashnimada ah.
-
Yes, it has been postponed for 10 days.
-
Hargaysa,(Qaran News)-Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland mudane Kabaweyne ayaa shaaca ka qaaday in hawshii diwaan galinta gobolka Hargaysa dib loo dhigay mudo Toban cisho ah, arintaasi oo ka danbaysay kadib markii ay sadxe qarax oo is miidaamin ah ay caasimada Hargaysa la soo beegsadeen macangagiinta argagixasda ah, kuwaasi oo qarxyadaasi ku laayay kuna dhaawacay dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Hawlaha diwaan galinta oo ka soo dhamaday gobolka Awdal si nabad qabtana u soo gabo gaboobay ayaa ay ahayd in in ay ka bilaabmaan gobolka Hargaysa 31/10/08, taasi oo hada dib loogu riixay 13/11/08, xiligani ayaa xukumada iyo laamaha ay khusayso baadhistii waxii dhacay 29/11/08, ay wali ka socdaan magaalada Hargaysa iyada oo baadhistaasi ay xukumadu sheegtay in ay baadhitaanadii ay waday ay hayso raadad wax ku ool ah, isla markaasina loo qab qabtay arintaasi dad dhawr ah oo hada la hayo. Dhanka kalena wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa ugu baaqay shicibka reer Somaliland, siiba kuwa caasimada in ayna wax dhib ah u gaysanin dadka ka soo jeeda Somalia ee ku sugan dalka siiba caasimada, wasiirku waxa uu shicibka ugu booriyay oo u sheegay in ay dhawraan sharciga oo aanu qofna qof kale aanu waxba gaadhsiinin, dadkuna is dajiyaan, xukumaduna ay baadhitankeedii wado, waxa uu sheegay qofka rer Somaliland ah ee qofkale waxyeelo u gaysta in uu qofkaasi yahay danbiile, oo lagala xisaabtami doono. Sideedaba waxa aad u kacsan dareenka shicibka caasimada oo ka xanaaqsan waxii dhacay iyada oo qaraxyadaasi argagaxisada ah raga gaystay ay ka yimaadeen magaalada Muqdisho, xiligani ayaa waxa magaalada Hargaysa ku sugan qaxooti badan oo ka yimid magaalada Muqdisho, kuwaasi oo u badan dumar iyo caruur iyo dad jilicsan, kuwaasi oo si fiican loogu soo dhaweeyay magaalada Hargaysa, taasi oo ay dadka reer Hargaysa ku odhanyan mar marka qaarkood dadkii aanu maatidooda u soo dhawaynay ayaa anaga maatidayadii iyo dadkayagii isu qarxinaaya oo na gumaadaaya taasina ma aha wax loo dul qaadan doono, arintaasi oo ka wal walisay xukumada isla markaasna sababtay in uu wasiirka arimaha guduhu uu kala hadlay shacabka, sidoo kale madaxdakale ee xukumada ayaa iyaguna ku booriyay in aan dadka Somaliya ka yimid aan la taabanin. Dhanka kalena waxa maanta magaalada Hargaysa soo gaadhay diyaarad sida daawooyina fara badan oo loogu soo deeqay cisbatalka Hargaysa, daawooyinkaasi oo ay soo bixisay laanqayrta cas
-
Hmmmmmmm ..... interesting but nonsense.
-
Stuff and Nonsense .....
-
Stuff and Nonsense .........
-
I don't know how many times i shoul say this, Somaliland is here to stay. Nothing can stop, bombs, attacks, assasinations, accusations and ill-fated assumptions.
-
Good job from Somalia community in Somaliland.
-
Yes, the UN staff have been evacuated for the moment.
-
Part-time student Isahaq Hashi, 22, tells the BBC News website what he witnessed in the Somaliland capital, Hargeisa, after three car-bombs went off in a wave of coordinated attacks. I was sitting at my desk in my office when I heard a high sound. I didn't know what it was but all I knew is that my office was shaking. I had never heard such a thing. I just thought it was something in our work building. Time didn't seem to pass. Then there was another one but this time it was louder and closer. The first one was quite far away and we didn't know what was going on but when the next one went off, my four colleagues and I left our office. We knew something was not normal. We saw smoke. A lot of smoke and all blowing from the president's palace. One of my colleagues, who is much older than the rest of us, said it smelt like a bomb and he was saying that he thought it had been a bomb because he said he knew the sound. He was alive in the days before, when Somaliland was troubled. Then many, many people were running towards us and past our office. I didn't follow but I stopped some of them to ask what was happening. Some of them told me they had seen everything and had been standing close to the area and it was too bad. They said they had seen the bombs go off after people attacked the presidential palace using cars as bombs. I ran to the Hargeisa General Hospital. There was a mother at the hospital saying: 'My little baby' over and over again. She had been at home but said a friend had seen her son near the place where the bombings happened. She was told that her son had been one of the victims. She no longer had shoes because she had run so fast to get to the hospital she lost them on the way. She was crying and crying. I don't know if she found her son. The people at the hospital were very sad at what happened and many were crying too. The ambulance was going back and back and back and back - getting the dead people and the injured. I am feeling so sad for the people of Hargeisa. It is a terrible day. BBC
-
I can't find the video either ...... went everyhere i tought i can see something but nothing. I called the jamhuuriya editor and he is not responding ....

Allah ha u naxariisto Xiddigo inaabtigeed ,,,,, i stated earlier when i posted the incident that it is an unfortunate ......
-
Xidigo, few days ago you were denaying there is a voters registration and called it beeniyopropogando, today you admitted and said the FAKE REGISTRATION ,, and i'm looking forward what is next ,,,,,,
-
HERE IS BORAMA, Awdal
-
Al-shabaab oo Sheegtay Masuuliyadda Qaraxyadii Dadka Badan ku Dhinteen Hargeysa (Jam – W/Wararka)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaallanta koonfurta Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka dambeeyeen weeraradii argagixiso ee Arbacadii lala beegsaday xurmo muhiim ah oo ku yaal caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxayna sidaa ku sheegeen cajalad fiidow 30 daqiiqo socotay oo ay ku baahiyeen boggaga ay ku leeyihiin internet-ka. Sida ay goor dambe oo xalay ah baahiyeen telefiishannada Al-jazeera, Al-arabiya iyo SBC waxay kooxda Al-shabaab ku sheegeen cajalada in kooxda weerarkaa fulisay uu hoggaaminayey nin lagu magacaabo Cabdicasiis, looguna yeedho Sacad, isla markaana ay ka koobnaayeen toddoba qof oo dhallinyaro ah. Iyada oo cajalada fiidowga ah laga arkayey muuqaalo dhallinyaro baabuur iyo qoryo ku tababaraysa, kuwaas oo ku dhawaaqayey erayo diini ah, isla markaana u digay waxay ugu yeedheen daba-******ka cadow islaamka ee gaalada, iyaga oo ku hanjabay inay weeraro is qarxin ah si isdaba joog ah ku qaadi doonaan waxay ugu yeedheen gaalada. Canjaladan oo laga maqlayey codka qaar ka mid ah dadka is qarxiyey oo ku dhawaaqaya erayo dardaaran iyo guubaabo isugu jira oo ay u jeedinayaan muslimiinta. Waxa si gaar ah codkiisa loo maqlayey ninka ka muuqday muuqaalka cajalada ay Al-shabaab soo bandhigtay oo lagu magacaabo Cabdicaasiis (Sacad), kaas oo erayadiisa ka mid ahaayeen; “Magacaygu waa Sacad, waxaan ahay argagixiso, maxaad iga qaadi kartaa? Waxaannu doonaynaa in aannu u tagno oo aannu weeraro ku soo qaadno dad gaalo ah.” Waxaannu ninkani ugu dambeyntii eraygiisii ugu dambeeyey ku jeediyey af Ingiriisi, isaga oo si guud uu cambaareeyey ciidammada Itoobiya iyo kuwa nabad-illaalinta ee ku sugan Soomaaliya iyo waxay ku sheegeen daba-******yada la socda, waxaannu digay in ay weeraro is qarxin doonaan ilaa iyo inta cadowgu ka baxayo dhulka islaamka. Cajaladan fiidiyowga ah ee Al-shabaab soo bandhigtay ayaa ka dambeeyey qaraxyo dad badani ku dhinteen oo ka dhacay oo Arbacadii Madaxtooyada Somaliland, safaaradda Itoobiya iyo xarunta hay’adda UNDP. web page

I posted that coz it is still waxa la yidhi for me ,,,,, i even find it funny.
-
Jacaylbaro Called for Genocide and Clan Cleasing in one moment of madness
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Originally posted by Abtigiis &Tolka: Apparently convinced that the attackers were from the south, (he could not have said Puntland- for it also was a victim of the attacks), or from Somaligalbeed or the work of Poor Oromo civillians in Hargeisa, JB on his post 'Nothing will stop Somaliland' was calling for a direct action against perceived enemies of the sacred people. He must have been convinced as well that the bomb blasts were intended to jeopardise Somaliland's quest for independence and to tarnish its image. The same baloney politicians were propagating at all Somaliland channels since the incident. It is sad JB talked like an empty-headed cadre, who chants mantra's given to him, and not like a thinking human being who could wait and try to speak once investigations are completed. They say "a cadre has tongue, not head" where I used to live. I believe those who carried out the attacks had no regard for who recognises Somaliland and to the outcome of the elections, but were merely reacting to what they saw entities that are supporting the Ethiopian regime. The motive could have been as simple as that. They are groups, not clans. Who is the head of Kismayo adminstration? Who was Cabdi Godane who was killed along with Adan Ceyrow, and who was the leading fighter in Moqdishu? Have you ever heard people decrying Northern's intrusion? In view of his vitriolic denunciations of imaginary enemies, as if the whole world is sleepless thinking about this barren entity by the name Somaliland, is reflective of the venom injected into the young generation in the North by self-seeking politicians. To be an independent country or not is not a big deal. Djibouti is a country, even Reunion island is a country. But the amount of hate propagated against the other Somali's is not tolerable. Inherent in the anger was also a false sense of uniqueness, as if the Southerners are born violent and as if death is their distinctive inelutable fate. Just incase you want to edit. will comment later IA ... It is time you write just for the sake of muran.