Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. Salaan...

     

    Ar ninkaana. Minankiisa Landhan ku yaalo asagoo joogo uu dagaal u fakfakanaa. Ar banooniga daji tartiibso. Dagaal habayaratee wax uu faa'ido u lee yahay ma jirto our war-weary people.

     

    Taloow hadii dagaalkaan aad rabtid uu ka dhici lahaa gobollada Waqooyi Bari, saan maa ugu xaragoon lahayd? Is daji aan ku dhahay.

     

    Dhiig aan waxba galabsan ayaa daadanaayo. Dad baa qaxaayo oo waayeelo iyo caruur ku jiraan.

     

    Ii sheeg even xataa wadaada ku sheega hadii la burburiyo, maxaa laga dheefaa? Soo ma lagu noqonaayo wixii burburkii iyo qaxarkii iyo fidnadii 15 sano lasoo dhaafay. Ma Max'ed Dheere oo soo noqdaa faa'ido kugu jirto, mise Qanyare? Mise Cabdi Qeybdiid? Mise Kaabo Yalaxoow?

     

    The less warlords, the better, runtii even xataa hadaa kasoo horjeedid wadaada ku sheega, as I do.

     

    Dowladdaan hadee dhab ka tahay, hala gorgortanto wadaada ku sheega. At least kuwa ku jiro oo la qancin karaa jiro. Dagaal wax ee wax ku keeni karto ma jiro.

     

    Baydhabo and the locals won't be the spectators of early 1990s, oo deegaankooda la isku hardamo. No. They will kick both of them, dowladda iyo wadaada ku sheegaba. Intuunan Amxaaro isku haleynaayo haka fiirsado C/llaahi Yuusuf. Amxaaro asagoo wado ama asagaba la wato inayba Soomaali la heshiineynin. Ha ogaado taas.

     

    N.B, I still don't understand why you are early cheering the guy who fuleynimo ugu cararay Kismaayo, wanting him back, but at the same time against his cohorts of Seeraar and Goobaale. Maxaa Goobaale, Seeraar iyo Indhamadoowaba ugu soo horjeedaa oo aad kan kale ula jirtaa maadaama afartoodaba isku meel ka wada yimaadeen?

     

    Oh, I see why: C/llaahi Yuusuf uu kistoo la jiray. Dad hala jiro mise yuula jirin, occupier is an occupier. Indhamadoowe and him were the same coin with different sides.

     

    There won't be "Jubbaland," as you seem to support. There will be "Jubbaland" when Koonfurta Mudug becomes part of Waqooyi Bari. Kan Kismaayo heystay with his cohort maafiyada -- which included Seeraar iyo Goobaale -- seven years ayee heysteen, and he couldn't establish "Jubbaland," for he knew the day uu ku dhawaaqo dagaalo ba'an inay ka dhici lahayeen. Ninkaas waa baxay maanta, ee iska samir oo Kismaayo kuma soo noqonaayo, kana samir the dream of "Jubbaland."

     

    The very idea is gone with the wind as he is gone with it. Qanyare oo ahaa qabqablaha ugu awood badan koonfurta ayaa deegaankiisa asagoo joogo xoog loogu saaray, illaa hadana ka samray ku soo noqosho. Marka adigana ninkaan oo deegaan uu u dhashay iska dhaafee, meel fog ka yimid ayaa wax ka sugee.


  2. Labadiina markii la idin arko death, destruction iyo mass killing ayaa ka hadleysiin. Wah iga dheh.

     

    Horta waaba idinka shakiyee Ciyaal Faaycali maa ku jiri jirteen? Ar maxaa dad harowsateen. Bootadaas inta hala imaanina yaaqeey, sida timajarahoo inta ku arkay, kulahaa Ciyaal Faaycali aa ku jiri jiray, ar maxaa dad batari giliye. Kud iyo wid liki eri aa ku dhahay. :D


  3. Salaan iyo soon wanaagsan.

     

    Jillaagii ugu qatarsanaa Soomaalida soo maro. Ar muxuu wax jili karaa, oo jeesto bilaash loogu bixin. Marxuumka Eebbe ha u naxariistee ruwaayado badan uu jilay, oo kamid ah qeybtaan.

     

    Kuwa shabakadaas leh illeen maba yaqanaan markee ugu waceen cajalka "calaacal" hees. Cajalka waxaa ka muuqdo Sanqool, Dhagool iyo Shimaali. Ruwaayadaan maxaa la dhihi jiray waaba ilooway? Tan uu xabsiga galaayo ma'ahoo? Rafaad iyo raaxo?

     

    Iikar Jeesto


  4. Maansa iyo Me, ha quursanina yaaqeey. Xamar mar ee ahaato wey soo noqonee, Eebbe ha idmee.

     

    These cold blooded killers, such as the so-called Hassan Turki and Abshir Bacadle -- both of whom are disgraced Siyad Barre operatives.

    So was Korneel Riyaale and junior spy Hebel Waraabe. So was Cumar Carte Qaalib. So was Maykal Maryama. So was Siilaanyo. So was marxuum Cigaal before his imprisonment, Eebbe ha u dambi dhaafee. So were countless unnamed others who hold positions now.

     

    Yaanan last regime u shaqeynin, oo kamid ahayn? Why differentiate people. Korneel Riyaalihii basaaska u weynaa ayaa madax laga dhigtay, nin aanba waxba galabsan, like Bacaadle, ayaa loogu wacay "blood killer." Bacaadle no doubt can be afmiinshaar, but "blood killer?"

     

    Give me a friggin' bariik.


  5. What "denial denial" aa sheegeysiin? Soomaalida waa 20 million biibol, scattered around every corner of this Earth.

     

    Of course, unfortunate events or misfortunate people like those brothers are expected. Maxaa ka faa'ideynaa airing their dirty laundry ka ahayn xan iyo wax kale.

     

    If it was you or your very brothers, instead of other Soomaalis, you same people, who knows, would have sung another different tunes.

     

    Cali Soomaali, I understand meeshaa ka socotid, laakiin ii sheeg maxaa ka dheefeynaa showing some of our misfortunate brothers, who obviously need help, saldhigyo ku jiro. Even if the their information and pictures are public, anaga Soomaali ahaanteena waa inaa isku asturnaa. It is part of diinta and culture in la isku astura. People change, oo soo toobad keeno, soo hanuuno.

     

    No body wants his dirty kastuumo banaanka la keeno, even if gaalada soo bandhigaan, we should better than gaalada iyo dhaqankooda.

     

    We don't even know whether they really committed the crimes they were allegedly convicted of. A lot of innocent people ayaa ku jiro saldhigyada Mareykanka.


  6. War sawirka is somewhere in the Balkans. Kii astute laba indhood qabo ayaa u jeedo, especially somewhere in the former republic of Yuguslaafiya. Obvious distinct architecture style ayaaba laga arkaa.

     

    Baddacase, soonaa lagu jiraa dadka maxaa ugu beenguuree. :D Xaaraan caleeg waraa.

     

    NB, I am moving it to General section.


  7. Haa, widaayoow, also amusement rides ee ciyaalka ku ride gareyaan ayaa la keeni jiray, such as small rollers coaster, ferris wheels, etc.

     

    Carwada Iidka mar aan Xamar 2003gii aan tagay ayaa sawirkaan kasoo qaaday, hada kahor inta soo giliye:

     

    Xamar6.jpg

     

    Ar maxaa xasuustaa waqtigaan camal ayee hooyadeen noo kaxeen jirtay dharka ciidda laga soo gadi jiray. Qeybta kore waxaa ku fidsanaa raagaga guryaha la dhigto oo iyagoo isku laaban oo dhaadheer saan u xasuusto.

     

    Xamar10.jpg

     

    Kan Shaneemo Kaasabalbalaare [aka Shaneemo Shuun].


  8. Sawiradooda inaa soo bandhigto ma ahayn, macalinka.

     

    Ceeb waala asturaa. Who knows their brothers, sisters, cousins or other relatives inay meeshaan, this forum, ku jiraan.

     

    Eebbe ha u gargaaro walaalaheen. Meeshaan xabsi gal waxaa ka daran once you're out, your record is tarnished, tainted, oo adduunyo laguugu cadaawo ayaa noqonee. No shaqo fiican. Sharci si sahlan maku heleysid, waaba tarxiil qaarkood. Baasaboor si fudud ma laguugu siinaayo. Wadan kale ma aadi kartid bilaa extra check. Iyo wax kale.

     

    Walaalaheena inay ka fiirsadaan waaye waxee ku dhaqaaqayaan sometimes. This ain't Soomaaliya oo been been taalay.


  9. Heestii Xasan Eedan Samatar maxee ahayd ku saabsanayd buurtaas?

     

    Lan wiin ma booraaw

    Been ki ogaadeey

    Illinteey baroodshee

    Biyi haan dareertey

    Fiid ley bateey

    Bushi laan kortey

    Isgoow badingaa

     

    Lan baal maroow

    Ki birimeey mi badbaadiyaa

    Hakabi banaanshee

    Buurtoo ki taalo

    Banooda balintaanni haaytey

    Baabuur mi rahoow

    Ay iila buubee

     

    Bog ley yaraantiis

    Baraar ley mi sheegnee

    Illi hidoorkii buuhoo

    Bushumoo li yaabey

    Beente me ehi

    Bedinshee deyooy

    Nuursheey bilaa

     

    Lan baal maroow

    Ki birimeey mi badbaadiyaa

    Hakabi banaanshee

    Buurtoo ki taalo

    Banooda balintaanni haaytey

    Baabuur mi rahoow

    Ay iila buubee

     

    Nololeey Bilaawshee

    Naftee beerkoowaa

    Beerkeey dhatiisaa

    Bee oo ki reebteey

    Geber baari eh

    Boor dhaaysi eh

    Bayli roogdiwaa

     

    Lan baal maroow

    Ki birimeey mi badbaadiyaa

    Hakabi banaanshee

    Buurtoo ki taalo

    Banooda balintaani haaytey

    Baabuur mi rahoow

    Ay iila buubee

    _________________

     

    Aah, waayo waayo caleeg.


  10. Haye "ducadaada" waa ku mahadsantahay. Waxaa dhahaa "laamiin."

     

    Ogow kii habaartamo afkiisa asaga uu ku yaala [af waakoo mey liki aamee?], laakiin habaarka waala dhaqaaleystaa. Yuu kaa dhamaan yaaqeey nooh, kistoo dhuro. :D


  11. Qofkii hadlo adiga ku bood, ma shiixe waaxid. Qoftaan sideey u qurxoon tahay uu caqligeedana u qurxoon yahay awoowe.

    Waraa seefta dhigo, warankana dhig. Tartiibso. U kaadi wax yar, baliis. Markaas aqri waxaa qoray.

     

    Soonaa lagu jiraa. Unuga dagaal -- gacan ama af -- ma fadaana. Aaheey. :D

     

    LoL @ Idamaale. Qabqable mee ka dhigeen. Maskiinta waa u qabayeen.

     

    Xildhibaanada oo si qarsoodi ah xubin uga ah ururka Al Itihad Al Islamia kana tirsan dowladda kumeelgaarka ah asalkeeduna uu ka soo jeedo *"Largest Ethiopian ethnic group"* ee dalka Itoobiya. Ayaa iyadoo 10 jir ah uu aabaheed keenay gobolka bay.

    Idamaale waaka dareen. Waxaan aflagaado ceeb waaye, dumar la caayo. Hadana iyadoo la yaqaano, aabaheeda, Maxamed Sheekh Xasan, dowladii hore ku jiray oo caan ahaa, inay jinsigeeda iyo faraceeda ugu dhacaan qalad weyn waaye.


  12. Ee Carwada Iidko Kaasabalbalaare maku yaalin hee, xaajiga.

     

    Mise labada carwo ayaa isku qaldee. Tan Taleex ku taalay oo u dhawayd Kaasabalbalaare iyo Carwada Iidka oo ahayd one shopping complex Jidka Sodonkana ku taalay, agagaarka Labadhagax hadaa xasuusatid, carwada kalena Kaasabalbalaare u dhawayd waxee ahayd national exhibition wax walba lagu soo bandhigi jiray, including wildlife iyo qudaarta iyo miraha beeraha kala nooca ahaa, oo once a year la furi jiray for a couple weeks.

     

    Ar I for one miss Carwadaas, walaahi.

     

    Koo xaafadeena yimid oo Waaceynkaa loo bixiye oona Xamar ku cusbaa ayaa ciyaalka naga waa weynaa carwadaas habeen u raacay. Ciyaalka qaar darbigeeda dheeraa ee ka boodi jireen. Xariifkaan wuxuu arkay iyagoo isku taxluujinaayo darbiga dheer, oo mid gaaban oo ku dhagana aanan fiirineynin. Ileen maba oga kan ku dhagan oo gaaban inuu yahay darbiga Isteeshinka Hodan.

     

    Ciyaalkii waa u aamuseen, xariifkiina darbigii gaabanaa uu iiga booday -- dalaq saldhigii ma ii dhihinoo. :D Maskiin, habeenkaas wuu ku waaberiyeystay maadaama askarta joogto meeshaas ogaayeen awalba dad u boodi jiray Carwada oo ay soo qaban jireen.

     

    Taloow Waaceynkaa intuu ku dambeyaa.


  13. Salaan...

     

    fowsiyohs9.jpg

     

    Abaay heeleydaan la dhaho Fowsiyo Max'ed Sheekh Xasan yaaka kululeeye, oo ka xanaajiye. Buurhakaba wixii ka dhacay lee miyaa intaas?

     

    Waa wareey.

     

    Been-Been-Sii si aad ee u xanaaqsanayd dhacdadaas sida wareesiga laga dhansan karo. Ereyadaan camal:

     

    "Ciidamo Itoobiyaan ah oo ajnabi ah dhulka [qabiil] uma ogolin. Baydhabo ciidan qabiil baa jooga oo ciidan qaran ma joogo. Itoobiyaanka iyo dawlada waa isku kay mid. Itoobiyaan ninkii u soo kaxeystay dhulka ay leeyihiin [qabiil] ayaa Itoobiyaan iiga daran. Asaan (Cadulaahi Yuusuf) la dagaalamaynaa, Itoobiyaan asaa nooga daran oo Itoobiya horseed noogu soo noqday...

     

    "Ninkii maanta gacanta wadankiis ku dhiibay waa Amxaar kale.

     

    "Amxaar ninkii noo soo raacay [horseeday] Amxaar ayaa u aragnaa."

     

    The girl can talk! :D

     

    But I can understand caradeeda meesha ee kasoo jeedo. I mean deegaankaas awalba ciidamo deegaan u dhashay ayaa joogay, haba iskaga xirnaadaan so-called Maxkamadaha, still dad local ayee ahayeen oo la qancin karay karay hadii si loola hadlo. In Amxaaro loola tago qalad weyn ayee ahayd.

     

    Odey C/llaahi yaala lataliyo horta, hadii Addis Ababa laga xukuma shantaas sano puppetnimo muu ku dhameysan doonaa? Eebboow sharafta ha naga qaadin.


  14. Originally posted by Mansa Munsa:

    Yes, brother. I graduated 88/89, please don't derive my age aforementioned numbers
    :D

    Hadaa iskoolkaas maanta arki lahayd aad aa u murugoon lahayd, runtii. Xataa maba la arki karo markaa agmareysid, oo buushash iyo wax baas ayaa hortiisa laga wada dhistay, iridiis xataa ma arkeysid. Iskaba dhaaf iskoolka, xataa Isgoyska Kaasa Balbalaare ayaaba garaneyin inuu yahay isgoys iyo in kale, maxaa yeelay dhexdiis ayeeba buushka imaan rabtay.

     

    Iskool fiican uu ahaa, oo meel fiican ku yaalay. Waayo waayo.

     

    Me, heesta shimbirta hees ciyaal waa u qaab egtahay, laakiin heesta micno ayaa loo qaaday oo loogu tala galay, siiba siyaasad quseyso, saan u maqlay. Shimbiryahoow heesa shimbirta ku jirto kuwa siyaasi ayaa loo qaaday aan maqlay, ma'ogi taloow inay run tahay iyo in kale.


  15. This unrelated article was on today's GTA front page as well.

     

    -------------

     

    Somali neighbours pitch in for Thanksgiving dinner

     

    The aroma of Somali chicken and rice mixed in nicely with the traditional community Thanksgiving fare of turkey, vegetables, mashed potatoes and gravy at the Nelson Mandela Park Public School gym in Regent Park.

     

    It was the contribution of Fatima Hussein, Hawa Ali and a group of Somali mothers for members of the Salvation Army's 614 Regent Park church, who nearly didn't have their traditional Thanksgiving dinner yesterday after a fire ripped through their building on River St. early last week

     

    The kitchen where the meal is normally cooked was destroyed, along with the Sally's Ann's cafeteria, the result of a faulty wire attached to a coffee machine.

     

    [sNIP]

     

    "I'm a Muslim, they're Christian, it doesn't matter," said Hawa Ali, 45, the mother of three children aged 12, 18 and 21.

     

    What the Somali moms said they were giving thanks for yesterday was a special relationship that has blossomed since last October. That's when the Sally Ann gave them a space and snacks every Saturday afternoon for an after-hours math and English tutoring program to help young Somali-Canadian boys.

     

    Hussein and Ali, who work as cleaners, were instrumental in setting up the program, which is taught by Abdul Karim, a York University student. They see it as a way to help keep their children on the straight and narrow.

     

    "This is not a religion thing," added Fatima Hussein, 44, the mother of seven children aged 3 to 23.

     

    "When we need help, they help us and now we help them," said Hussein as her 14-year-old son Abdi helped buy, prepare and serve the food.


  16. Salaan iyo soon wanaagsan.

     

    Ogeysiis.

     

    Since it is getting increasingly more frequent by mentioning or writing a one-letter in order to circumvent the rules against the mention of any clan names and titles on this site, particularly on this section, we're hence forced to make it clear once more: Rules are rules, and they clearly state and against any mention of Soomaali clan names.

     

    Whether you refer a clan name by its full known name or B, T, J, the rules, once again reminded, are the rules: Do not mention clan names nor single letters intended to represent them.

     

    From now on, any clan name mentioned, including the stand-alone letters, will be edited on this section, no exception.

     

    This thread will be sticked or featured for the next few days on the top.


  17. War maraxii fiiriya. Quuqdiis uu lasoo shirtagay. Wali waa afleerinoyaa. Afleershe waaxid. :D

     

    Waraa jeegadheere, maxaa heysaa? Wali Alta Vista maa fadhisaa? War Koronto iska imoow, maraxaa taacun maxaa dhahaa. Waa laguugu habeynaa inta. Last time Falstaff cheap eh aa ka qaraaban jirtay, this time upscale saraha Albiyoon ama Scarlett aa lagu geynaa, meeshee filinka labadaan bari ka shidan yihiin.


  18. Horta Soomaalida waa isku wareersan yihiin.

     

    Cajalka muuqaalka ah been iyo run midee ahaataba su'aalo muhiim ayaa jiro:

     

    Cajalka qofka ka muuqdo, run iyo been ha ahaatee, ma yahay ninka magaca lagu sheegay Sh. Max'ed Ismaaciil?

     

    Ma jiro miyaa qof yaqaano muuqaalkiis ninkaan?

     

    Haduu ahayn, war dhamaaday, oo meesha uu ku xiran yahay kiiska.

     

    Haduu yahay isla shaqsiga oo asaga ah oo cadeys jirto, marka su'aalaha waa sii badanayaan.

     

    Saldhiga wali soo kuma jiro?

     

    Qof saldhig aad loo ilaalinaayo ku jiro, see ku dhacday cajalad muuqaal ah in laga soo duubto oo waliba niman u cagjugleynaayo iyo hanjabaayo, xataana su'aalahana iyo qeylada sii socdo, oo hadeeba dad kale soo duubteen?

     

    Mise waxaa la dhihi rabaa waa wax kombuyuutarka lagu sameeye, imposing moving images on someone else's body. Well, the video, regardless what the content or message is intended, seems a genuine, intact person, not wax la isku dhajiye. Soomaalida heerkaasna ma gaarin waxee isku dhajiyaan, oo still hormarkaas ma u dhawaan madaama xataa sawirada ka sameyn karin wax la rumeysan karo.


  19. I regarded the Jubaland state formation as a way out of the debacle. Hiiraale's clan have a right like all others including yours to the city of Kismayu.

    I have no business in Kismaayo. Neither personal nor family. Even if you alluded, say, the clan I was said to belong's land, noo, it isn't. The only circumstance I do have common this once beautiful and great city is it is a Soomaali city, oo dad aan u dhalan ku hardamayo, anagoo soo taagan wali, whom we should never differentiate.

     

    I, along with Indhamdoowe iyo kii kale laga ceeriye meesha has no business to rule or to participate Kismaayo currently. The only difference is I do understand my position, laakiin dadka kale waashay, would they?

     

    I am afraid not.

     

    Another interesting part is that you are against Laascaanood inay kamid noqoto Waqooyi Galbeed's dowlad, but you are, interestingly, fine with so-called, never gonna-happen "Jubbaland" oo dadka u dhalan rabin. Reer Dhoobleey, Baraare, Bu'aale iyo Afmadoow "Jubbaland" ma rabaan, so do reer Saakoow, Baardheere, Luuq iyo Ceelwaaq. So are Jilib, Jamaame iyo inta ka dhisan meesha.

     

    Dad ayaa ku riyooday, now riyadii ayaa nightmare ku noqotay.

     

    Nightmareka badan dhiigkar ayuu keenaa [according to Dr. Qac of Seero Seero Sate], hala is ilaaliyo, baliis, waala idinka naxaa Soomaali aa tihiinee. :D


  20. I regarded the Jubaland state formation as a way out of the debacle. Hiiraale's clan have a right like all others including yours to the city of Kismayu.

    I have no business in Kismaayo. Neither personal nor family. Even if you alluded, say, the clan I was said to belong's land, noo, it isn't. The only circumstance I do have common this once beautiful and great city is it is a Soomaali city, oo dad aan u dhalan ku hardamayo, anagoo soo taagan wali, whom we should never differentiate.

     

    I, along with Indhamdoowe iyo kii kale laga ceeriye meesha has no business to rule or to participate Kismaayo currently. The only difference is I do understand my position, laakiin dadka kale waashay, would they?

     

    I am afraid not.

     

    Another interesting part is that you are against Laascaanood inay kamid noqoto Waqooyi Galbeed's dowlad, but you are, interestingly, fine with so-called, never gonna-happen "Jubbaland" oo dadka u dhalan rabin. Reer Dhoobleey, Baraare, Bu'aale iyo Afmadoow "Jubbaland" ma rabaan, so do reer Saakoow, Baardheere, Luuq iyo Ceelwaaq. So are Jilib, Jamaame iyo inta ka dhisan meesha.

     

    Dad ayaa ku riyooday, now riyadii ayaa nightmare ku noqotay.

     

    Nightmareka badan dhiigkar ayuu keenaa [according to Dr. Qac of Seero Seero Sate], hala is ilaaliyo, baliis, waala idinka naxaa Soomaali aa tihiinee. :D